Abaabulka Mudaharaaddo Ballaadhan Oo Lagu Taageerayo Suldaan Wabar Oo Borama Ka Socda iyo Ciidamada Ammaanka Oo Heegan La Geliyey

    Borama:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Dhallinyarada iyo Xubno kamid ah Cuqaasha Gobolka Awdal, gaar ahaan kuwa ku Nool Magaalada Borama ayaa ku Hawllan Qorshe ay ku dhigayaan Mudaharaad Ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Ciidamo Tiro Badan oo Xukuumaddu Halkaas Geysay. Sida uu sheegayo wariyaha Qurbejoog.com uga soo warrama Gobolkaas, waxa Habeenkii xalay Magaalada Laga Dareemayey Dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ay…

    Read More

      Xulashada Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo Gebogebo Ku Dhaw Iyo Magacyada Xubno Tiro Yar Oo Midkood Lagu Dhawaaqi Doono

      Muqdisho:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga Helayo aqalka Madaxtooyada Somalia, waxa Gebo gebo maraysa Xulashada Liiska Laga dhex xulanayo Cidda noqon donta Ra’isal wasaaraha soo socda ee Somalia. Wararka ayaa intaas ku daraya in Haatan uu Madaxweynuhu iska dhaafay xulashada Xubno 7-Ku dhaw oo uu markii hore doonayey inuu mid ka doorto, kuwaas oo codsiyadoodu xafiiskiisa…

      Read More

        Madaxweyne Al-bashiir Oo Ku Tiiq-tiiqsaday Tallaabadii Mackamadda ICC-du ku Hakisay Dambigii Isaga Ka Dhanka ahaa

        Khartoum:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Islaamiga  ah ee Sudan Xasan Al-bashiir ayaa si ku tiiq-tiiqsi leh uga Fal celiyey Tallaabadii dhawaan Maxkamadda Dambiyada Dagaalka ee ICC-du ku Hakisay Damiyadii loo Haystay Saraakiil Reer Sudaan ah oo uu isagu Hormuud u ahaa. ICCda ayaa 2009-kii ku eedaysay Cumar Xasan Al-Bashiir inuu 2003-dii ka gaystay dambiyo gobolkaasi, hasayeeshee waxa uu…

        Read More

          “Ma Qarsanayno wada-hadal somaliland waa La Gelaynaa Cid aan uga fasax qaadanayno oo fiiso ii siinaysa inaan Hargeysa la Hadlaana ma jirto” Cali Khaliif

          Nairobi:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Maamulka Dibad-wareegga ah ee  Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka Hadlay Xidhiidhada uu la leeyahay Maamulka Puntland iyo Xukuumadda Somaliland, isagoo Tabasho badan ka sheegtay Dhiggiisa Puntland oo uu dhaliilo badan u jeediyey. Cali Khaliif Galaydh oo la Hadlay Jaaliyadda Maamulkiisa ee Magaalada Nairobi, ayaa  sheegay inaanay mudnayn in shacabkiisu soo dhaweysto Maaulka…

          Read More

            Hablo Soomaaliyeed Oo Haysta Dhalashada Dalka Australia Oo Ku Biiray Kooxda ISIL

            Mousil:Dec,14,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah Warbaahinta Waddanka Australia, ayaa Baahiyey wararka laba Hablood oo soomaaliyeed, kuwaas oo ku Biiray Ururka Daacish. Hablahan ayaa Da’dooda lagu kala sheegay 18-sano iyo 20-sano, ayaa la sheegay inay u socdaaleen si ay ugu biiraan kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Suuriya iyo Ciraaq. Labadan gabdhood oo ka tagey magaalada Sydney ayaa…

            Read More

              Hargaysa oo lagu Gardaadiyay Darmaan Iyo Dalxiis waa Buug Cusub Oo Laga Qoray Taariikhda Iyo Suugaanta Cabdi Qays Sawiro

              Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Munaasibad si heer sare ah loo agaasimay oo aanay u kala hadhin labeenta Bulshada Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay Buug loogu wan-qalay DARMAAN IYO DALXIIS oo lagu ururiyey Taariikhda iyo Fanka Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays) oo kaalin mug leh ka soo qaatay Fanka iyo Suugaanta Soomaalida isla markaana si weyn…

              Read More

                Duqay Iyo Waxgarad ka soo jeeda Gobolka Taleex oo ka Cawday Saamiga Gobolkooda ee dawlada

                Hargeysa, 13 Dec 2014 (Ogaal)- Madax-dhaqmeedka, Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Faarax Cali ee Nuur Axmed eek u dhaqan deegaanka Taleex, ayaa sheegay inay ka cabanayaan xumayn ay kula kacday xidhiidh u dhaxeeyay xukuumadda Somaliland iyo beeshooda, isla markaana waxay tilmaameen in Maayirkii waday xidhiidhka beeshooda laga eryay xilkii oo aanay aqbalayn cid kale. Wakiil Caaqil…

                Read More

                  “Haddii aad na doonaysan si is leeg oo konton iyo kontona wax inoogu qeybiya” La Taliyaha Madaxweyne Fu’aad Aadan Cade

                  Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- La Taliyaha Madaxweynaha ee Gobolada Barri ee Somaliland Fu’aad Aadan Cadde ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya , waxaanu tilmaamay in mar  walba Somaliya ka warwareegayso in lala hadlo oo qadiyada iyo madax banaanida Somaliland lagala hadalo, waxaanu xusay in haddii si toos ah loola hadlo oo shuruudo lagu…

                  Read More

                    Xaqiiqada 20 Hab ee CIA Maraykanku ku Ciqaabaan Maxaabiista ku Jirta Jeelka Argagixisada ee Guantanamo Bay

                    Washington 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waa qaybtii labaad ee warbixintii Aljazeera ka soo koobtay warbixinta Kongareeska Maraykanku ka soo saaray hab-ciqaabeedkii CIA u mari jirtay maxaabiista ay ku tuhmayaan in ay xidhiidh la leeyihiin waxa ay ugu yeedhaan Argagaxisada; warbixintan oo uu Geeska Afrika soo turjumay ayaa lagu soo bandhigay 20 ka mid ah ciqaabahaas iyo…

                    Read More

                      Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo Wada Hadal uga Furmayo Dalka Jabuuti

                      Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu u socdaalo dalka Djabuuti, halkaasi oo uu wada hadal kula yeelanayo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud. Ma jiro war rasmi ah oo Xukumadda ka soo baxay oo ku aadan Socdaalka Madaxweynaha balse xogaha laga helayo Socdaalka Madaxweynuhu u bixi doono ayaa sheegaya…

                      Read More

                        “Qiyaastii in ka fog kilomitir ayaa la dhigay askar badan oo ay ku jiraan RRU. Si looga fogaado isku dhac, waxaan go’aansaday inaan gurigayga iska tago.” Gudoomiye Cirro Warbixin Xiiso leh

                        Hargaysa 14.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay cabsi uu sheegay inay shacabka ku hayaan ciidamada RRU ee Booliska Somaliland. Sidoo kale xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan golaha wakiilada ayaa isna dawladda Ingiriiska ugu baaqay inay joojiso maalgelinta ciidamada RRU. Shabakadda caalamiga ah…

                        Read More

                          Maxkamada Dhagaraha Adduunka oo Joojisay Dunuubtii ka dhacday Gobolka Daarfur

                          Khatuum, 14 Dec 2014 (SDNl)-Maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ICC ayaa ku dhawaaqday inay joojisay baaritaanadii dambiyada dagaal ee ka dhacay Gobolka Darfur ee dalka Sudan, kuwaasoo loo heystay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo saraakiil kale. Dacwad oogaha Maxkamada  haweenayda lagu magacaabo Fatou Bensouda ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ka sheegtay inay joojineyso…

                          Read More

                            Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka qayb galay Kulan abaal marino lagu Gudoonsiiyay Suxufiyiin iyo Xubno kale

                            Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada. Kulankan Waxaa ka qayb galay Xubno Wasiiro ah Waxaana Halkaasi abaal marino lagu gudoonsiiyay Xubno kala duwan oo Ururka Soo agaasimay Kulankaasi uu Abaal marino ku gudoosiisayay Koox Suxufiyiin ah….

                            Read More

                              Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Cusub ee Hanti dhawrka Guud ee Qaranka DAAWO

                              Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka. Xadhig ka Jarista Dhismahan Waxaa Madaxweyne ku Xigeenka ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C.risaaq Khaliif Axmed Hanti dhawraha Guud ee Qaranka…

                              Read More

                                Daawo:Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arinta Ka Aloosan Gobalka Awdal Ee Dhawaan Suldaanku Ku Dhawaaqay Inuu Somaliland Ka Goostay

                                Hargeisa 13/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga mucaaridka ah  ee wadani ibraahim  mahdi  buuba ayaa maanta ka hadlay  sulaanka boorama ee ku dhawaaqay  inuu ka goostay somaliland isagoo xildhibanku  eedasi  dusha uga tuuray  xukuumada axmed maxamed siilanyo  sidoo kale  waxa uu ka hadlay hawada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=UYp3si8W2tY&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Dagaal ka Dhacay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag iyo Maamulka Gobolka oo ka Hadlay

                                  Ceerigaabo 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay shan qof kale  in ay ku dhaawacmeen dagaal shalay subaxnimadii dhex maray laba beelood  deegaanka Dhaadeedda oo ka tirsan  gobolka Sanaag, sida uu noo xaqiijiyay  badhasaabka gobolkaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo xalay telefoonka ugu waramay Dawan isagoo ku sugan magaaladda Hargeysa….

                                  Read More

                                    Xisbiga Waddani oo tagaeerayashii ugu baladhnaa ku soo bandhigay Magalada London oo ka soo jedaan Gobolada Somaliland oo Dhan Halkan ka daawo sawiradii

                                    London 13Dec14 (SDN/QJ)Waxa caasimada wadankan Uk ee London  lagu qabtay xaflad aad u saraysa oo lagu soo dhawaynayey  boqolaal tageerayaala oo ku so biray xisbiga wadani Laantiisa Uk  tageerayaashan oo ka soo jeeda dhamaan shacabka reer Somaliland Gobaladiisa oo dhan Sida Gobolka Maroodi Jeex , Gobolka Hawd ,Saraar ,Awdal ,Buhoodle , Sool , Sanaag ,…

                                    Read More