Qormo Xiiso leh :Yaxaas: Habar dugaag iyo Hogaamintii Gaanne

    Saxardiid: laakiin siddee ku helaysaa ama ku heshaa? Burgal:  cumaamadayda iyo afkayga. Saxardiid: sidee yacnii..? Burgal: alxamdulilaah, kirro lama waayo. Hala yaabin dadkuba waa wada sidaa. Saxardiid: ka hor maxaad ahaan jirtay? Burgal: kaari baabuurta hawdka kireeya. Saxardiid: maxaad odhan jirtay markaad rakaabka wax u sheegayso ee aad doonayso inay gaadhiga raacaan? Burgal: Wallaahi hadduu…

    Read More

      Soo dhaweyntii aqoonyahan / musharax Jamal Ali Xusen ee Birmigham UK oo horseeday in Xisbiga UCID ay ku soo biiraan Xubinihii ugu cad-cad Xisbiga Kulmiye ee Middlands UK + sawiro

      Birmingham Dec 11,2014(SDN/QJ) Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyayaasha Xisbiga UCID ee dalka UK, Gaar ahaan Magaalada Birmigham ,Gudoomiyaha Garabka Haweenka, madaxda sare-sare ee Laamaha xisbiga UCID ee UK, Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Birmigham iyo qaar isaga kala yimi magaalooyinka waaweyn ee UK, ayaa Murashax – Jamaal Cali Xuseen kala qayb galay shir balaadhan oo soo…

      Read More

        Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Kilalka Bishigo Ee Koonfurta Itoobiya Iyo Kulamadii ay la qaateen Wufuudii kala duwanayd

        Adis-ababa 12.Dec 2014 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) oo uu wahelinaayo guddoomiye ku xigeenka aqalkaasi Md:Baashe Maxamed Faarax, oo socdaal ku jooga dalka Itoobiya si ay uga qayb galaan xuska qoomiyadaha dalkaasi Itoobiya isla mar ahaantaana ku socday marti qaad ay ka…

        Read More

          Daawo: Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Maanta Ka Hadlay Hawada Somaliland Ee Dawlada Somalia Gacanta Loo Galiyey Iyo heshiisyada Ay Xukuumadu La Soo Gasho Shirkada Macdanta Baadha

          Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)afhayeenka xisbiga wadani xildhiban ibraahin mahdi buuba ayaa maanta ka hadlay  hawada somaliland ee somalia lagu wareejiyey  sidoo kale waxa uu xildhibaanku  ka hadlay  heshiisyada ay xukuumadu la soo gasho shirkadaha baadha shidaalka somaliland iyadoo aanay waxa ay  kula heshinayso  aany umada u soo bandhigin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Lacagtii dalka Ruushka oo qiime beeshay sanad gudihii

            Moscow Dec 11,2014(SDN/QJ)-Raiisul Wasaaraha dalka Ruushka Dmitriy Medvedev ayaa markii u horeesay qiray in hoos u dhac balaaran ay soo wejahday lacagta Ruushka ee ruble. Hoos u dhaca ayaa khabiiradu u aaneeyeen laba arimood oo saameyn weyn ku yeeshay dhaqaalaha dalkaasi guud ahaan. Dawladaha reer Galbeedka ayaa cunaqabateyn ay dul dhigeen dalka Ruushka waxa ay…

            Read More

              Daawo: Xoghayaha Xaquuqal Insaanka Xisbiga Ucid Oo Si Adag Uga Hadlay Tacadiyada Ka Dhaca Dalka Xukuumada Ku eedeyey Inay Ka Kow Tahay Tacadiyadaa

              Hargeisa  11/12/2014(SDN/QJ)Xoghayaha xaquuqal insaanka xisbiga ucid ayaa manta xukuumada madaxwayne siilanyo ku  eedeyey  inay  ku tumatay  meelna kaga dhacday xuuquda muwadiniinta somaliland sidoo kalena waxa uu xukumada ku eedey inay meel kaga dhacday xuquuqdi saxafadmadaxbanan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Kulan Sagotina Ku Qaabilay Safiirku Xigenka Dawlada Ingiirka U Fadhiya Dawlada Etopia Oo Shaqadii laga Badalay(Sawiro)

                Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxmaed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabiley xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka Ingiriiska u fadhiya Dalka Ethiopia gaar ahaan Addis ababa Mr Chris Allan. Dalka u yimid sidii uu u sii macasalaamayn lahaa Madaxweynaha iyo Shacbiga Somaliland ee uu muddada dheer la soo shaqaynaayey isaga oo loo la dalacsiiyey awgeed…

                Read More

                  Wasiirka Madaxtooyada Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeisa Oo Qalab Casriya Lagu Dhisayo

                  Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qaybgalay dhismaha WADADA Jaamacada Hargeysa oo la bilaabay ka dib balanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa in jaamacada Hargeysi yeelato Wado laamiya, Wasiirka oo balanqaadkaasi ka dhabeeyey ayaa waxa uu goobjoog ka ahaa bilowga dhismahan oo noqday mid casriya oo ay shirkad cusubi ku guulaysatay taasi…

                  Read More

                    Daawo:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Ururka Dhalinyarada Sonyo Ku Eedeyey Inay Ka Been Sheegtay Shirwaynaha Dhalinyarada Balse Goonta Ay Xukumadu Ku Ololaysanaysay

                    Hargeisa 11/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada xisbiga wadani ayaa maanta ka hadlay  shirwayihi ururka dhalinyarada sonyo ay  u fartay  maalintii shalayto ahayd  isagoo ku dhaliilay  in shirwaynahaasi aanay u dhamayn dhalinyarada somaliland  sidoo kale inaanu  shirku  ahayn  mid dhalinyaro  balse ay xukuumadu ka ololaynasayso Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidisaporanews.com

                    Read More

                      Guddoomiyaha UCID xaq miyuu u leeyahay in uu ku hanjebo in uu dawlad kumeel gaar ah ku dhawaaqidoono hadii doorashooyinku dib u dhacaan?

                      Hargeysa Dec 11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe oo dhawaan ka hadlay in aan dooroshooyinku dib u dhicin ayaa waxa uu sheegay in uu meel marinayo heshiis hore uu ula sexeexday Guddoomiyihii hore ee Kulmiye oo haatan ah madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo. Guddoomiye Faysal oo aan haatan u sharaxneyn xilka Madaxweynaha ayaa ku…

                      Read More

                        Guddoomiye Ilka Xanaf Oo Hay’adaha Dambi Baadhista Uga Digay Inay Dadka Xabsiyada Mudd-dhaaf Ugu Haystaan

                        Muqdisho:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia Caydiid Ilka-xanaf, ayaa uga Digay Ha’yadaha dambi baadhista inay maxaabiista ay gacanta ku hayaan si sharciga ka baxsan ugu haystaan xabsiyada dalka. Guddoomiyaha ayaa dhawaaqan kasoo baxay kaga jawaabayey cabashooyin kasoo yeedhay ehallada iyo qaraabada dadka maxaabii shaan loo soo qabqabtay oo muddo dhaaf xabsiyada loogu haysto. Ilka Xanaf oo…

                        Read More

                          “Madaxweynaha Saaxiib Baanu ahayn markaa waxan is idhi bal sanadkaas odaygu haku dhiso, Laakiin Geed Baa laba dible la iigu xidhay,” Muuse Biixi

                          Hargeysa:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa ka Hadlay arrimo  badan oo ay ugu muhiimsan yihiin Dabarka iyo caqabadihii ku yimi Hankiisii madaxweynenimo ee Bilowgii sanadkan uu bannaanka soo dhigay, balse  guuldarraystay. Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo u warramayey TV-ga Universal, ayaa sheegay inuu ku qancay in aqlabiyaddii xisbiga Kulmiye kasoo horjeedsatay Muujinta Hankiisii uu…

                          Read More

                            Akhri Magacyada Wasiirro Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Quud-darraynaya Xilka Ra’isal Wasaaraha Somalia Iyo Qaarkood Oo Muqisho Ku Sugan

                            Muqdisho:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah xubnaha Golaha Wasiirrada Maamulka Puntland, ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho, waxana y gucle ugu jiraan sidii loogu magacaabi lahaa Ra’isal wasaaraha Somalia oo haatan  ku mashquulsan Xulashadiisa. Wararkan ayaa intaas ku daraya in xubnahan ka tirsan Wasiirada Puntland oo dhowaan safar ku tagey magaalada Muqdishu kulamo la qaateen la taliye-yaasha aadka ugu…

                            Read More

                              Kenya Oo Ka Cadhootay Tacaddiyo Ciidankeedu Geystaan Oo Al-jazira Laga Sii Daayey, Baadhitaanna Dalbatay

                              Nairobi:Dec,11,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa shaacisay inay ashkato ka Gudbisay warbixin dhawaan TV-ga Al-jaziira ka Baahiyey Hannaanka Ciidanka Sirdoonku ula macaamilaan dadka ay xidhaan iyo dilal sharcidarro ah oo ay si hoose u geystaan. Dacwaddan ayaa la gaadhsiiyey golaha warbaahinta Kenya,waxana ay codsatay in baadhitaan lagu sameeyo Wariyayaasha Jasiira oo sameeyey Warbixin Documentary ah xukuumadda ku…

                              Read More

                                Gudoomiye Muuse Biixi oo aragtidiisa ka dhiibtay Xubno Wasiiro ah oo Hankooda soo bandhigay+ Dabeecada Kulmiye ee Saxaafada DAAWO

                                Hargaysa 11.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay sida uu u arko kulan qado sharaf ahaa oo ay dhawaan wasiirada arrimaha dibadda iyo maaliyadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Cabdicasiis Maxamed Samaale Hargeysa, ku qabsadeen kaas oo ay ku cadeeyeen inay kalkan taageerayaan Madaxweyne Siilaanyo balse marka…

                                Read More