Xildhibaan Cali Barre: xisbiga Waddani kursiga madaxtinimo ku gaadhi maayo qabyaalad
Hargeysa Dec 13, 2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Maxamed Aadan(Cali Bare) oo ku tirsan Gollaha Wakiilada isla markaana ka mida xisbiga Kulmiye ayaa ku eedeeyay xisbiga Wadani in uu caadeystay Cay iyo Aflaagado uu la beegsado Xukuumada. Cali Bare waxa uu sheegay in xisbiga Wadani aaney talada dalka Qabyaalad ku hanan doonin, sidaa waxa uu u gu waramay…
