Dil Toogasho ah Oo Saaka Lagu Fuliyey Saddex Qof Oo Laba Kamid ahi Askar ahaayeen
Muqdisho:Dec,04,2014(SDN/QJ)-Waxa saaka aroortii Hore xukuno dil ah ay Maxkamadda Ciidamada Derejada Koowaad ku fulisay sadex qof oo lab aka mid ahi ay askar ahaayeen, kuwaas oo lagu eedeeyey inay hore dilal ugeysteen. Mid ka mid ah ragga dilka lagu fuliyay ayaa lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab, waxaana uu dilay wiil Kaamira Man ahaa oo…
