Ma Dhabbaa Inay Siyaasiyiinta Madasha Wada-Tashigu ay Dhawaan Ku Biirayaan Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID?
Hargeysa, December 03, 2014 (SDN/QJ) – Sida ay sheegayaan ilo-wareedo xogogaal ahi wada-hadalo hoose oo u socday xisbiga mucaaridka ah ee UCID iyo siyaasiyiinta madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ayaa u muuqda kuwa guulaysanaya, isla markaana ay labada dhinac isku af-garteen inay u midoobaan sidii ay wada-jir ugu wajihi lahaayeen iyagoo is-kaashanaya mushkiladaha dalka ka…
