Shimbir Mambaano Xambaarsanayd Oo ay Toogasho Ku Dileen Ciidamada Afghanistan
Kabul:Dec,02,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka waddanka Afghanistan, gaar ahaan Gobolka Farayab, ayaa shaaca ka qaaday inay toogasho ku dileen shimbir Bambaano lagu xidhay oo ujeeddo laga Lahaa. Ciidanku waxa ay intaas ku dareen in la doonayey in bambaanahan lagu qarxiyo Goob Kontarool ah oo ay ku sugnaayeen Ciidanka Amaanku. Mid ka mid ah askarta booliska oo foojignaan muujiyay…
