Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey G Kuxigeenka Waddani Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha Xafiiska Waddani Yaamsiin Raygal oo ka dhacay Konfurta London

    London 30N0v14(SDN/QJ)kulan  balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Gudoomiye kuxigeenka Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed iyo Agaasimaha guud ee xafiiska Xisbiga Waddani  Marwo Yasiin Maygal ayaa ka dhacay Konfurta London,kulankan oo  casho sharaf oo aad looga soo qayb galay waxa ka soo qayb galay laamaha xisbiga wadani iyo gudiga Xisbiga Ucid ee Uk  o dhamaantood…

    Read More

      Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud oo daah-furay horyaalkiisa 30-aad

      Muqdisho Nov 30,2014(SDN/QJ)-Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daah-furay Horyaalkii 30-aad ee Ciyaaraha fudud, iyadoo furitaanka Horyaalkana loo qabtay Munaasabad ballaaran oo ay marti sharaf kala duwan kasoo qaybgaleen. Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Banadir ayaa la isugu keenay Ciyaartooy isugu jira Gabdho iyo Wiilal oo ka kala socda Naadiyo 9…

      Read More

        “Qabaa’il is boobaya ayeynu nahay oo aan waxba isku ogolayn oo aan waxba ku heshiis ahayn” Faysal Cali Waraabe.

        Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelk(UCID),Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa rajo-xumo iyo Quus Ba’an ka muujiyey xaalladda ay somaliland Maanta ku sugan tahay, waxana uu si gaar ah farta ugu fiiqay heerka ay qabyaaladda iyo kala-qoqobnaantu maanta la gaadhay shacabka reer Somaliland. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo shalay la Hadlay saxaafadda, ayaa  si cad u sheegay…

        Read More

          Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Maanta Baarlamaanka Horgeyn Doonta Odoros-miisaaniyadeedka Sanadka 2015-ka

          Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa maanta lagu wadaa inay Golaha Baarlamaanka Horkeenaa Odoroska Miisaaniyad-sanadeedka sanadka 2015-ka oo muddo badan lala sugayey Baarlamaanku inay Guda galaan. Miisaaniyadda cusub ayaa ah middii ugu badnayd ee Muddo soo marta Golaha, waxana ay Gudo geli doonaan Gorfeynteeda oo ugu yaraan ay muddo Toddobaad ah wadi doonaan, intaas kadibna ay…

          Read More

            Akhri Istiraatijiyadda Cusub Ee Ra’isal Wasaare Cabdiweli kaga Hortegayo Fadhiga Baarlamaanku Ka Yeelanayo Mooshinka Ka Dhanka ah

            Muqdisho:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Sida uu bayaamiyey shirguddoonka Baarlamaanka Somalia, waxa Golaha la horkeeni doonaa Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumadda Ra’isal wasaare Cabdiweli, waxana tallaabadaas Golaha kasoo  socota  ay Ra’isal wasaaraha iyo Axsaabtiisu ka yeesheen Istiraatiijiyad cusub oo ay kaga hortegayaan arrinaas. Xogaha warbaahinta soo gaadhaya ayaa sheegaya in Ra’isal wasaaraha iyo Kooxdii Mudanayaasha ahaa ee mooshinka kasoo horjeeday…

            Read More

              Taliye Fadal Oo Ku Dhawaaqay Inay Gacanta Kusoo Dhigeen Gacan-ku-dhiigle Dhawaan Hargeysa Ku Gawracay Wiil Dhallinyaro ahaa

              Hargeysa:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa ku dhawaaqay inay Ciidanku gacanta kusoo dhigeen Gacan-ku-dhiiglihii dhawaan Xaafadda Macalin-haaruun ee Magaalada Hargeysa ku dilay Wiil dhallinyaro ahaa oo u adeegsaday Toorray. Taliyaha ayaa magaca  Gacan-ku-dhiiglahan ku sheegay Muuse Cabdi Cabdulle, waxaanu sheegay in sharciga la horgeyn doono, isla markaana waxa uu ku dooday…

              Read More

                Shirguddoonka Baarlamaanka Oo Iclaamiyey Xilliga Golaha La Horkeeni Doono Mooshinkii Xukuumadda Ka Dhanka ahaa

                Muqdisho:Nov,30,2014(SDN/QJ)-Go’aan shalay goor dambe kasooo baxay Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa lagu sharraxay halka ay ku dhamaadeen Wada-hadallo ku saabsanaa sidii Goluhu dhinac iskaga dhigi lahaa Muran hadheeyey kulamo uu dhawaan ku lahaa Xaruntiisa Muqdisho, kuwaas oo ku dhamaaaday Fawdo iyo qaylo  bulshada warwar ku Abuuray.  Warkan ka soo baxay Gudoonka Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in…

                Read More

                  “Waxa nasiib darro ah in komishankii Doorashooyinka beeshii Dhexe Guddoomiyihii ay ku tartamaysaa oo la leeyahay beel heblayo ha la siiyo” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                  Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka Dayriiyey Xaalada Dalku marayo isaga oo Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in marka uu Wakhtigu ka dhammaado uu si sharaf leh Xilka uu u Baneeyo, Waxa kale oo uu dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada oo uu sheegay in Dalkii soo xidh-xidhmay, waxa kale…

                  Read More

                    Mudanayaasha Baarlamanka Punt land oo Dood Xasaasi ah ka Yeeshay Soo Celinta Dhulka ka Maqan Maamulkooda

                    Garowe 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa dood culus ka yeeshay sidii loosoo celin lahaa gobolada ka maqan gacanta dowlada Puntland. Qaar kamid ah Xildhibaanada barlamaanka ayaa ugu baaqay xukuumada Puntland inay ka dhabeyso balanqaadkeedii ahaa in lasoo celinayo  gobolka Sool waxayna soo jeediyeen in loo yeero xakuumada si wax looga weydiiyo qorshaheeda xoraynta…

                    Read More

                      Kormeer uu Taliyaha Asluubtu ku Tagay Xabsiga Mandheera iyo arrimaha uu ku soo arkay DAAWO

                      Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay Xabsiga ugu weyn Somaliland oo ku yaala deegaanka Mandheera oo u dhexeeya magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, kaas oo isbeddel ballaadhan lagaga sameeyey dhinaca adeegyada maxaabiista ah. Xabsiga Mandheera oo uu ku yaalo dugsi…

                      Read More

                        Mudanayaasha Mooshin diidka Baarlamanka Somalia oo ka soo Debcay Mawqifkii ay Taagnaayeen Sheegayna inay Isku Kalsoon yihiin

                        Muqdisho 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaanada kaso horjeeday Mooshinka ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha ayaa tanaasulay,isla markaana ogolaaay in Codka kalsoonida loo qaado Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil oo la hadlay Warsidaha Pr ayaa yiri’’…Waxaan u tanaasulay dalka iyo dadka waxaana ogolaanay innaan ka qayb galno Todobaadkan Dooda Mooshinka,annaga oo…

                        Read More

                          Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Somaliland oo ka Hadlay Xil Cusub oo loo Magacaabay iyo Nuxurka Kulan uu la qaatay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                          Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar oo dhawaan xilal ay u magacaabeen Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa socdaal ku yimid Caasimada Hargaysa,isagoo kulan la yeeshay Madaxwayne Axmed Siilaanyo. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in qaarada Afrika meelo ka mid ah oo ay ka jirto…

                          Read More

                            Deeq Lacageed oo Soo Gaadhay Gudida Wadada Ceerigaabo iyo Burco iyo Gudida oo ka hadashay halkay dhismaha Marinayaan DAAWO

                            Hargaysa 30,Nov 2014 (SDN/QJ)- Jaaliyadda Dalka Sweden ayaa deeq lacageed soo gaadhsiisay Gudida dhismaha Wadada Ceerigaabo, lacagtaas oo uu siday wakiilka Jaaliyadda reer somaliland ee Wadanka sweden Md Jaamac Cartan Axmed. Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta waddooyinka ee heer Qaran Md Cabdiraxmaan Talyanle oo Lacagtaasi gudoomay ayaa uga mahadnaqay jaaliyadda deeqda ay ku darsadeen mashruuca…

                            Read More

                              Haweenka Awooda Siyaasadeed leh oo Ku Kordhay Qaramada Midoobay Waa Maxay Sababtu?

                              New York 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay awooda dumarku soo kordhayso marka la eego kuraasida ay Qaramada Midoobay kaga fadhiyaan wakhtigan. Xarumo ay raggu wakhtiyo ku badnaayeen oo ah  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hadda waxaa jooga dumar badan. Hadaba saamayn ma ku leedahay diplomaasiyada ay samaynayaan madaxda sare? Markii Madeline…

                              Read More

                                Maraykanka oo Lagu eedeeyay inaanu Xeerin Shuruucda Caalamiga ah isla markaana Jidh dil ugu gaysto Maxaabiista

                                Washington 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Warbixin uu soo saaray guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga jidh-dilka ayaa sheegay in dalka Mareykanka uu aad uga gaabiyay la jaan-qaadida xeerka caalamiga ah ee ka dhanka amaba ka hor imanaya Jidh-dilka. Warbixintani waxa ay noqonaysaa tii ugu horreysay ee uu gudiga soo saaro tan iyo sanadkii 2006-dii, waxaanay…

                                Read More

                                  “Weligay Saldhig Boolis la Iigama Yeedhin, Saxaafaduna Ha Ilaaliso Masaalixda Dalka” Wasiir Cukuse

                                  Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay natiijada kulan uu la yeeshay masuuliyiinta warbaahinta madaxa-banaan.   Wasiirka warfaafinta oo shalay socdaal ugu kicitimay dalka Jarmalka ayaa intii aanu madaarka Cigaal ee caasimadda Hargeysa ka dhoofin warbaahinta kula hadlay, isagoo sheegay in kulankaas ay wada…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Xarun Casri ah oo loo dhisay Agoomaha DAAWO

                                    Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla markaana ay maalgelisay Dawladda Kuweyt. Xurntan oo ah mid laga bineeyey dhismeyaal aad u qurux badan oo aan dalka hore looga samayn ayaa waxa maanta lagu qabtay xarunta…

                                    Read More

                                      “Isbedelku Maaha In Madaxweyne, Madaxweyne Bedelo, Ee Waa In Nidaamka La Saxaa. Rayaale Ayaanu Bedelnay Oo Sillaanyo Keenay Oo Way Ka Sii Dartay” Xasan Guure

                                      Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay dalka ka jiro Maamul xumo, Sharci daro iyo Cadaalada daro baahsan, isagoo si adag uga hadlay xaaladda uu wadanku marayo, tabashii odayaasha reer Awdal ee ay weli madaxweynaha ka sugayaan, dhallinyarada xidhan ee jiidali iyo arrimo kale. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga…

                                      Read More