Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka oo Maanta Cod aqlabiyad ah Golaha Wakiiladu Ku Meel mariyay DAAWO

    Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xubnaha cusub ee Gudida doorashooyinka Qaranka. Todobada Xubnood ee saaka la ansixiyey ayaa kala ah sidan soo socota:   Siciid Cali Muuse Cabdiraxmaan Aadan Sigad Kaltuun Sheekh Xasan…

    Read More

      Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Cod aqlabiyad ah Lagu Ansixiyey Maanta

      Hargeysa:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Golaha Wakiillada Somaliland sii Rasmi ah u ansixiyeen Xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaranka oo uu hore madaxweyne Siilaanyo ugu soo gudbiyey. Fadhiga Maanta ee lagu ansixinayey Komishanka Doorashooyinka qaranka, ayaa  shirguddoominayey Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), waxana ku sugnaa 70-Mudane, waxana Halkaas laga akhriyey Taariikh Nololeedka Xubnaha Cusub ee loo soo xulay…

      Read More

        Weedhihii Dr Xuseen Xoog iyo Xamarje ay ku Ganeen Xukuumadii ay Mudo ka hor ka Tirsanaayeen

        Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ) -Wasiirkii hore ee wasaarada caafimaadka Somaliland Dr:Xusseen Muxumed Maxamed(Xoog),iyo badhasaabkii hore ee gobalka Togdheer Md:Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi(Xamarji) ayaa si kulul eedaymo ugu soo jeediyey xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo),waxaa ay sida oo kale ay sheegeen in aanay aqbali doonin in doorashadu ay hal maalin dib u…

        Read More

          Madaxweynihii hore ee Masar Mubaarik oo maxkamadi ku weydey dhamaan denbiyadii lagu soo oogay

          Qahira Nov 29,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal Masar ayaa shaacisay goaan ay ku sheegtay in dhamaan eedihii loo heystay madaxweyne Xusni Mubaarik lagu waayay. Madaxweynaha ayaa hore xukun ahaa in uu ka danbeeyay dilalkii loogeystay dad ku madahaaraday sanadii 2011kii oo tiradoodu ka badneyd 800 oo ruux. Madaxweynaha oo goaankaa racfaan k aqaatay ayaa haatan la sheegay…

          Read More

            Muslimiin lagu xasuuqay Masaajid kuyaal dalka Nigeria

            Kano Nov 29,2014(SDN/QJ)- Qaraxyo isbada joog ahaa oo lala beegsaday Masjid ku yaal magaalada ugu Muslimiinta badan ee dala Nigeria ayaa waxa ku dhintay tiradii ugu badneyd ee dalkaa sanadihii u danbeeyay goob qura lagu xasuuqo. Qarayada isbadabayiil oo sadex ahaa yaa waxa weheliyay raasaas ay ridayeen meliisho aan ilaa sheegan cida ay yihiin. Masjidkan…

            Read More

              Baarlamaanka Somaliland Oo Maanta Ansixinaya Xubnaha Komishanka Qaranka

              Hargeysa:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Aqalka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta oo sabti ah laga filayaa inay ansixiyaan Xubanaha Komishanka Doorashooyinka qaranka oo loo ballansan yahay. www.j-hokkaido.com Maallinimadii Arbacadii Salaasadii Tododobaadkii Ina dhaaftay ayey Goluhu ansixiyeen Ajandaha Kalfadhigooda, waxana ay maanta u ballansan yihiin inay meelmariyaan Xubnaha Komishanka doorashooyinka qaranka oo muhiim u ah doorasho dalka ka hirgasha sanadka soo…

              Read More

                Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Somaliland Oo Rasaas Oodda Kaga Qaaday Gaadhi Kusoo Dhawaaday

                Hargeysa:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somaliland, ayaa xalay rasaas xoog ah oodda kaga qaaday Gaadhi Nooca Raaxada ah oo kusoo dhawaaday Albaabka laga galo lagana baxo. Wararka aanu hayno ayaa sheegaya in arrintani ay dhacday xalay abaaro 2:00 Habeenimo kadib markii uu Gaadhi Nooca Grande ah oo xilligaas wadada marayey uu kusoo dhawaaday dhinaca Madaxtooyad, taas oo…

                Read More

                  Xukuumadda Somalia Oo Baarlamaanka Ugu Baaqday Inay Mawqif cad Ka Qaataan Boobka Kenya ku Hayso Badda Somalida

                  Muqdisho:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia ayaa mar kale ka Hadashay Boobka ay Kenya ku hayso Dhul-badeedka Somalia, waxana ay tilmaamtay in dhulkaasi ay gacanta ku Hayso Kenya. Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawladda Somalia Dr. Axmed Cali Dahir  oo arrintan ka Hadlay, ayaa Baarlamaanka Somalia ugu baaqay inay Go’aan Midaysan ka qaataan Tallaabada ay Kenya ku Haysato Badda Somalia…

                  Read More

                    Ciidamada Somalia Oo Tababarro Ka Helaya Midowga Yurub iyo Tirada La Tababari Doono

                    Brussels:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa shaaciyey inay qorsheeyeen in sanadka soo socda ee 2015-ka ay Tababar siiyaan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Somalia oo u dhigma Tiradii ay tababareen Sanadkan sii dhamaanaya. Saraakiisha tababarka bixinaya ayaa sheegay in inkastoo amniga Muqdisho uu halis yahay haddana ay qorsheynayaan in ciidamo 1,200 oo askari ah ay Muqdisho ku tababaraan…

                    Read More

                      Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalia Oo Markale Dib u Curan Doona iyo Wasiir Xirsi Oo Faahfaahiyey Halka Wax Marayaan

                      Stanbul:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa Dalka Turkiga ugu amba baxay ugogol-xaadhidda wada-hadallada somaliland iyo Somalia u dhexeeya oo markale la filayo inay Halkaas dib uga furmaan. Xubnahan ayaa waxa kamid ah Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Madaxtooyada oo kala horreeyey, waxana Halkaas hore usii joogay Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Biixi Yoonis oo isagu…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo maanta Dhigiisa Jabuuti Ku Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeisa

                        Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh C/laahi Oo Ayaa  Maanta Dhigiisa  Dawlada Jabuuti Ku Soo Dhaweeyey Maanta  Magaalada Hargeisa Ee caasimada Somaliland Wasirka Diinta Iyo Awqaafta Dalka Jabuuti Isagoo Uga Mahad Celiyey  Waftiga Booqashada Ay Somaliland ku Yimaaden https://www.youtube.com/watch?v=g2bfxBhWa_o&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:Wasiirka Ciyaaraha Cali Siciid Raygal Oo Kormeer Ku Maraaya Gobalka Saraar Iyo Kulan Uu La Yeeshay Waxyaha Haayadaha Dawladaha Ee Caynaba

                          Caynaba 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Ayaa Ayaa Socdaal Ku Maraayey Magaalada Caynaba Ayaa Maanta Kulan Balaadhan La Yeeshay Caaqilada wax garadka iyo isuduwashaysha  dawlada ayaa kulankasi  waxa uu ahaa mid  uu  kaga xog ururinayey  bahiyaadka iyo sida ay  hawlaha gobalka sarar  u socdan Caynaba SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Daawo: Wasiirka Warfaafinta Diinta iyo Awqaafta Jabuuti Oo Ka Hdalay Sida Loogu Soo Dhaweeyey Somaliland Isaga Iyo waftigiisa

                              Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Dawlada Dalka Jabuuti Ayaa Ka hadlay  Sida Loogu Soo Dhaweeyey  Somaliland iyadoo Wasiirka uu La Socday  Safiir  somaliland u fadhiyada dawlada jabuuti https://www.youtube.com/watch?v=gGVB6iurQRM&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dawlada Jabuti

                              Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Waftigan ka socday Jamhuuryada Jabuuti oo maanta soo gaadhay Magaaladda Hageysa ayaa waxa hoggaaminayay Wasiirka Diinta iyo awqaafta Jabuuti Xasan Balale, waxaana Maadarka ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland iyo Masuuliyiin kale oo ka tisan Xukuumadda Somaliland.Wasiirada Arrimaha Guddaha, Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Waftigan ka socda Dalka Jabuuti.Wasiirka…

                              Read More

                                Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxman Maxamed C/laahi (Ciro) Oo Xisbiga Wadani Ku Soo Dhaweeyey Xubnihii Ugu Cuslaa Ee Ka Soo Baxay Xisbiga Kulmiye

                                Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dhawaan la arki doono Xubno badan oo ka tirsan Madaxda xilka ka haya Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo oo ku soo biiraya WADDANI, waxaanu soo dhaweeyey Siyaasiyiin xilal kala duwan oo Wasiirro,…

                                Read More

                                  Qaybtii 2aad “Cahdigii Wacad Furka Iyo Go’aamo is Burinaya oo laga Guntay Madaxweyne Siilaanyo{DHAGAYSO}.

                                  Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Waa Dabeecada Siyaasiga Qaaradan Africa ee afkiisa iyo dhegihiisu aanay is maqal. Waa Siyaasigeena ka faa’iidaysta Laxanka Dhabaqsan ee Bulshadiisa u Cumaamada kuna aaminta aayahooda si uu uga Midha dhaliyo Himilooyinka ay Higsanayaan isla markaana ay ka filayaan inuu ka saaro duufaan kasta oo Siyaasadeed oo dalka ka Jira. Waa Isbarbar…

                                  Read More

                                    Aragtida Togan ee Madaxdii Waddani Ku Biirtay oo Soo Bandhigay Bisayl Siyaasadeed {Warbixin}.

                                    Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madax Xilal Heer Wasiir, Gudoomiye Gobol,Agaasimayaal, Iyo Maareeyeyaal ka soo qabtay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Shalay ku Biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa bulshada u soo bandhigay Siyaasad ay ka dhex muuqato Qaangaadhnimo iyo Bisayl Siyaasadeed isla Markaana ay haboon tahay sidii loogu dhaqmi lahaa. Siyaasiyiintan oo sheegay inay yihiin…

                                    Read More

                                      Akhri 3-Qodob Oo IGAD Ku Taliyeen In Lagu Xalliyo Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha

                                      Muqdisho:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Ka hor intii aanu madaxweyne Xasan sheikh Ogollaanin inuu wada xaajood  ka furo muranka taagan, ayey Urur-goboleedka IGAD soo jeediyeen Qoddob saddex ah oo ay u arkeen inay xal u  noqon karaan khilaafka cakiran ee curyaamiyey Hawlaha Dawladda. Arrintan ayaa la sheegayaa inay soo jeediyeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Urur-goboleedka IGAD, waxana waliba arrinta u…

                                      Read More

                                        Saraakiil Dawladda Somalia u Qaabilsanayd Degmada Baraawe Oo Loo Xidhxidhay Dhuxul Laga Dhoofiyey Halkaas

                                        Barawe:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Saraakiishii Dawladda Somalia u qaabilsanayd Magaalo xeebeedda Barawe oo dhawaan laga saaray Kooxda Al-shabaab, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii la waayey Dhuxul tiro badan oo Tuulnayd Dekedda Magaaladaas, taas oo si tuuganimo ah loo dhoofiyey. Warka xidhitaanka Saraakiishan ayaa waxa saxaafadda u xaqiijiyey Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmad Cali daahir, waxana uu sheegay…

                                        Read More