Akhri Sababaha Keenay In Madaxweyne Xasan Sheekh Kasoo Dabco Mawqifkiisii Uu Hore u Taagnaa
Muqdisho:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhawaanahan Muujinayey sida uu xiisaha ugu hayo in khilaafka ka dhex oogan isaga iyo Ra’isal wasaarihiisa lagu dhameeyo wada-hadal iyo isu tanaasul, taas oo ah wax aanu hor u oggolayn. Tan iyo wixii ka dambeeyey Isniintii toddobaadkan markii mudanayaasha Madaxweynaha taageersani ku guuldarraysteen inay meel mariyaan mooshinka ka dhanka…
