Haweenay Reer Afghanistan ah Oo Wiilkeedii Ugu Aargudday 25-Ka Mid ah Dagaalyahannada Daalibaan
Kabul:Nov,27,2014(SDN/QJ)-Hooyo u dhalatay Dalka Afghanistaan oo lagu magacaabo Reza Gul, ayaa ka muraara dillaacday dil kooxda Daalibaan hore ugu geysteen wiil ay dhashay, waxana ay ka qaybqaadatay dagaal lagu laayey ugu yaraan 25-ka mid ahaa ururka Daalibaan. Dagaalyahanadan ayaa waxaa ay dileen hooyadan magaceeda lagu sheegay Reza Gul wiilkeeda oo ka mid ahaa ciidamo boolis…
