Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Dhibka Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ka Aloostay Aqalka Baarlamaanka
Nairobi:Nov,16,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka hadashay dhibaatada ka taagan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland oo maalmihii ugu dambaysay ay hadheeyeen Khilaafka Dhinaca Madaxtooyada laga soo tahriibiyey. War qoraal ah oo kasoo Baxay xafiiska Wakiillka qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia, ayaa lagu sheegay in laga warwarsan yahay dhibaatada ka dhalan karta khilaafka Wakiillada la dhex dhigay. Warkan…
