Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Hadlay Sida Loo Heli Karo Xalka Khilaafka Madaxda Somalia Ugu Sarraysa
Nairobi:Nov,17,2014(SDN/QJ)-Prof. Cali Khaliif Galaydh oo Hore u sheegay inuu Yahay Madaxweynaha Kooxda Khaatumo oo dagaal ka wadda Bariga Somaliland, ayaa Ka Hadlay Khilaafka soo kala dhexgalay Madaxda ugu sarraysa Somalia. Cali khaliif waxa uu tilmaamay in aragti ahaan ay ula egtahay in khilaafkaas la xallin karo, waxana uu intaas ku daray in xallinta arrintani u…
