Farshaxan Ku Eedaysan Astaamaha Xisbiga Waddani Oo Maalintii Afraad Booliska Gacanta Ugu Jira
Hargeysa:Nov,18,2014(SDN/QJ)-Ciidanka Booliska somaliland, ayaa Maalintii shanaad gacanta ku Haya Farshaxanka Xasan Ibraahim Nuur(Ganey) oo ah Farshaxan naqshadaynta sawirrada iy qoraallada caan ku ah, kaas oo lagu haysto inuu Calamo uu leeyahay xisbiga waddani uu sameeyey. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in Farshaxankan iyo mid kamid ah shaqaalihiisa ciidamada ammaanku xabsiga dhigeen kadib markii la sheegay…
