Mudane ka Tirsan Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Aragtidooda Khilaafka Wakiilada DAAWO
Hargaysa 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Dayib Xasan Axmed, oo ka tirsan Mudanayaasha Guurtida ayaa ka hadlay xeerka golaha Wakiiladda muranka ka dhaliyay ee ay u soo gudbiyeen aqalka odayaasha o uu tilmaamay in aanay guurtidu xaq u lahayn in ay xeerka celiso balse ay waajib u lahaayeen in ay wax ka bedel iyo kaabis labadaba…
