Wefti ka socda Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka Caawiya Doorashooyinka oo Hargaysa ku soo Fool leh iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Walaac ka Muujiyay Khilaafka Wakiilada DAAWO
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Markii Kowaad ka Hadlay Khilaafka Soo kala dhex galay Golaha Wakiilada iyo Sida ay Waajib u tahay in La qabyo Tiro oo la ansixiyo Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu sheegay in Afarta Bisha Soo…
