Xoghaye Ban Ki-moon Oo Muqdisho Kusoo Wajahan

    Muqdisho:Oct,27,2014(SDN/QJ)-Warar saxaafaddu qorayso oo lagu kalsoon yahay, ayaa sheegaya in xoghaya Guud ee Qaramaada Midoobay Ban Kimoon oo Toddobaadka soo socda safar kooban ku tegi doono Bariga Afrika, gaar ahaan        Caasimadda Nairobi, iyadoo wararka qaarkoodna sheegayaan inuu Muqdisho ku Gudbi doono. Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa magaalladda London Ee Dalka Ingiriiska  ayaa…

    Read More

      Akhri Xubnaha Wasiirrada ah ee La Safan Ra’isal Wasaare Cabdiweli iyo Inta Kasoo Horjeedda

      Muqdisho:Oct,27,2014(SDN/QJ)-Xubnaha ka wada tirsan Golaha wasiirrada ooh ore u soo dhisay Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa u kala jabay laba dhinac, waxana ay ku milmeem khilaafka ra’isal wasaaraha iyo madaxweynaha oo dibadda u soo baxay. Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya ayaa isgarab taag ku sameeyay C/wali Sheekh iyagoo ka soo horjeestay mowqifka Xasan Sheekh…

      Read More

        Kulamo Xal Lagu Raadinayo Oo Nickolas Kay La Yeeshay Hoggaanka Somalida Ee Iskhilaafsan

        Muqdisho:Oct,27,2014(SDN/QJ)-Nickolas kayo o ah Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimahha Somalia, ayaa kulamo gaar  gaar ah la qaatay Madaxweynaha Somalia, kaas oo la xidhiidhay sidii meesha looga saari lahaa Khilaafka Hoggaanka dhex qaadaya. Nicholas Kay ayaa si dhaqso ah isagu dayay in go’aan cad laga gaadho khilaafka madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha,balse waxaa…

        Read More

          Dib u Curashada Khilaafka Wakiilada,Afkaaraha labada dhinac,Kaalintii Shirgudoonka Guurtida oo dhinac u Ciiray

          Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Todobadii Cisho ee u danbeeyay Waxay hadal haynta Siyaasada Somaliland Mar kale u JanJeedhsantay Khilaafka ka dhex Curtay Mudanayaasha Aqalka Wakiilada oo Sannadkan aynu ku guda jirno ay Golaha Guurtidu heshiisiiyeen. Khilaafkii kan ka horeeyay Waxa uu u dhexeeyay Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo ah Gudoomiyaha iyo Labadiisa ku Xigeen kaas oo…

          Read More

            Wasiir Xaglo-toosiye “Xaaladda Cali Khaliif ku sugan yahay aad baannu uga xunnahay waa xaalad adag oo liidata” DAAWO

            Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inuu ka xun yahay xaaladda Hoggaamiyaha Kooxda Khaamuto Cali Khaliif Galaydh ku sugan yahay oo uu ku tilmaamay xaalad liidata oo aan nin weyn oo sidiisa oo kale ah ku habboon. Wasiir Xaglo-toosiye waxa kale oo uu ka hadlay sida…

            Read More

              Warbixin ka Hadlaysa Khilaafka Golaha Wakiilada Fara gelin Shisheeye oo la dalbaday iyo Mudanayaasha Muxaafidka oo lagu eedeeyay in Maskaxdoodii la amaahday DAAWO

              Hargaysa 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Golaha Wakiilada ayaa ku Guul daraystay in Maalintii shalay uu Qabsoomo Fadhi uu Gudoomiye C.raxmaan Cirro ugu baaqay si ay u ansixiyaan Komiishanka Cusub ee doorashooyinka,kuna dhagaystaan Warbixinta Miisaaniyada oo Maanta oo Isniin ah uu Golaha Ka hor jeedin lahaa Wasiirka Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale . Hargaysa SDN/QJ…

              Read More

                Muxuu Daaran yahay Kormeer uu Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland ku Marayo Fadhiisimada Ciidamada ee Gobolka Sool DAAWO

                Laascaanood 27.Oct 2014 (SDN/QJ)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale oo ku Sugan Magaalada Laascaanood ayaa ka Xog waramay Socdaal uu Maalmihii u danbeeyay ku Joogay Gobolka Sool. Taliyaha ayaa Magaalada Laascaanood waxa uu Warbaahinta ugu Sheegay Nuxurka Socdaalkiisa Gobolka Sool isagoo soo Kormeeray Fadhiisimada Ciidamada Qaranka ee Gobolkaas. https://www.youtube.com/watch?v=HMWeXddomxE Laascaanood SDN/QJ contact@qurbejoog.com  

                Read More

                  Dawlada Maraykanka oo la Sheegay inay Xayiraad dhanka Socdaalka ah ku soo Rogtay Prof Cali Khaliif Galaydh

                  Washington 27.Oct 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka,ayaa xayiraad ku soo rogtay Dr Cali Khaliif Galaydh ka dib markii ay u aqoonsatay in uu yahay dagaal ooge fidno ka dhex wada Somaliland. Xayiraadda lagu soo rogay hor joogaha kooxda nabad-diidka ah ee khaatumo,ayaa ka dambaysay markii dawladda dalka Itoobiya waddankeeda ka mastaafurisay Cali Khaliif Galaydh oo socdaalkiisii…

                  Read More

                    Wasiirka Waxbarasha​da oo Maanta kormeer ku maray Iskuulaadk​a ay Maamulaan Turkiga

                    Muqdisho  Oct 27,2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Mudane Ciisa Maxamed Axmed “Guraase” iyo Wafdi uu hogaaminaya oo ay kamid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Mudane Xaamud Cali Xasan, ku simaha Agaasimaha Mudane Caraboow, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada gaarka loo leeyahay Mudane Muuse Caraale ayaa maanta booqasho kormeer ku maray Iskuulaadka Turkiga ay gacanta ku…

                    Read More

                      “Nasiib darada Haysata Shacbiyoow Xildhibaanadii aad soo doorateen waxa Weeye Caqligoodii Iyo Maskaxdoodii Madaxtooyaday amaahiyeen+Beesha Caalamku hana soo fara geliso” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                      Hargaysa 26.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka Mid ah Golaha Wakiilada Kuna abtirsada Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye haatanse Siyaasadiisu u janjeedhsatay dhanka Mucaaridka ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inay Lugaha ku Walaaqayso Golaha Sharci dejinta amase Wakiilada Somaliland. Mudane Siciid Cilmi Rooble Waxa uu Cod Dheer Beesha Caalamka kaga…

                      Read More

                        Daawo:Madaxawynaha Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray laba Dabaqa Oo Lagu Lagu Kordhiyey Wasaarada Xanaanad Xolaha Somaliland Oo xadhiga Ka Jaray

                        Hargeisa26/oc/2014(SDN/QJ)Madaxawyanaha somaliland axmed maxamed maxauud siilanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaqa  oo lagu  kordhiyey  dhismaha wasarada xanaanad xoolaha somaliland https://www.youtube.com/watch?v=2inoPJwkghY&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA hargeisa DNN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          “Cabdilaahi Abokor waxa lagu helay inuu qarankii Barobagaandheeyey oo uu yidhi xukuumadda madaxweyne siilaanyo waxa ku jira koox gunti-gaab aaanu u naqaano oo…”Garsoore Xuseen Jaamac Belel.

                          Hargeysa:Oct,26,2014(SDJ/QJ)-Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo ahaa Garsoorihii saaka Xukunka Saddexda Sano ah ku riday Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Amniga Cabdilaahi Abokor, ayaa faahfaahiyey eedaha lagu helay Masuulkan hore uga tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Garsoore Xuseen Jaamac Belel oo saaka markii xukunkani dhacay u warramay warbaahinta, ayaa sheegay inay xukunkaas u cuskadeen qoddobo sharci oo cad…

                          Read More

                            DAAWO Xildhibaanada Muxaafidka Ah oo Ka Waramay Sababta Ay Maanta Uga Soo Qayb Gali Waayeen Fadhigii Aan Caadiga Ahayn Ee Golaha Wakiilada Oo Buuxsami Waayey

                            Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ) xildhibanada  xisbiga kulmiye  ayaa shir  jaraa,id oo ay qabten  waxa ay kaga hadleen muranka hadheeyey golaha wakiilada somaliland iyo sababta ay xuildhibaanada muxaafidka ahi maanta uga soo xaadiri waayeen kalfadhigii maanta ee lagu balan sanaa in lagu ansixin lahaa todoba xubnood ee komishanka doorashooyinka qaranka somaliland Hargeisa/SDN/QJ Contuct@somalidiasparonews.com

                            Read More

                              Daawo:Khudbadii Madaxwayne Siilnyo Uu Ka Jeediyey Furitaankaa Wasaarada Xanaanada Xolaha Somaliland Oo Qaybo Cusub Lagu Kordhiyey

                              Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland axmed  siilanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray  wasarada xanaanada xolha somalilans oo bariyihii ugu  danbeeyey  ay socotay  dib  u dhiskedu  iyadoo qaybo  cusub lagu kordhiyey https://www.youtube.com/watch?v=l-hZdKabLcU&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                              Read More

                                Bulshada Afka Somaliga ku Hadashay ee ku dhaqan London oo cabasho ka cawday Baramijka Somaliweek oo isku badalay Goob dhaqanka lagu xumeeyo dawasho wacan waxii ka dhacay goobta

                                London26Oct14(SDN) waxa sanad walba lagu qabtaa london baramij lagu magacabo somaliweek oo lagu casumo abwaaniin iyo fanaaniin si loo dhirayo galiyo dhaqanka oo ayamaha fasaxa lagu beego kulanka oo ah in caruurta dhaqanka lagu baro gabayada iyo sheekooyinkii hore sanadkan ayaa ka duwan sanadahii hore iyaga oo la keenay heeso dhaqan dumisa hooyo somaliyeed oo…

                                Read More

                                  Gudomiye Ku Xigena Koowaad Iyo Labaad Oo Ku Baaqay kala Fadhi Aan Caadi Ahayn Xili Uu Gudmiye Ciro Fasaxii Ku Celiyey Cadiga Iyo Khilaafka Shir Gudoonka Cirka Isku Shareeraya

                                  Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Khilaaf Hor  lrh  oo ka dhex curtay  shir gudoonka golaha wakilada somaliland  iyo gudoomiye ku xigeenka kowaad  iyo  kal labaad oo ku  baaqay  inay  qabanayaan kala fadhi aan caadi ahayn  xili gudoomiyaha golaha wakilada c/raxman maxamed c/laahi ciro  uu ku celiyey xildhibanada fasaxodii cadiga ahaa kadiba markii fadhigi  aan caadiga ahayn ee loo balansanaa…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Hakiyey Kala Fadhigii Golaha Wakilada Kadib Markii Ay Ka Soo Xadiriwayen Xildhibanadi Kulmiye Iyo Khilafad Hor Leh Oo Ka Dhex Curtay Shir Gudonka Golaha Wakilada

                                    Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Kala  Fadhigi aan  caadiga ahayn ee golaha wakilada somaliland oo saaka  la filaayey inuu qabsoomo  o lagu ansixiyo  komishanka doorashooyinka cusuba ayaa saaka noqday  mid  fasilmay oo  aanay ka soo xaadirin  xildhibandii muxafidka ahaa ee garabka kulmiye  iyadoo saaka asalaadi  ay saa xadiren xildhibanadii kale  oo uu buuxsamiwaayey  kooramkii  dhankale  waxa iaygu  soo xaadiray…

                                    Read More

                                      Wasiirku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland oo Saddex Sanno la Xukumay, iyo Qareenkii u doodayey oo Ganafka ku dhuftay.

                                      Hargeysa 26/oc/2014(SDN/QJ) Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta Xukun Saddex Sanno ah ku riday Wasiirku-xigeenkii Amniga Cabdilaahi Abokor Cisman, waxa kale oo ay hal sanno ku xukuntay Ilaaliyihiisi Gaar ka ah oo la yidhado  Saleeban Cumar Gulleed. Fadhiga Maanta ee Maxkamada ayaa ahaa mid aan loo ogoleyn Warbaahinta iyada Maxkamada ay ku wareegsanyeen Ciidaamo baddan oo…

                                      Read More