Maxkamadda Ciidanka Malatariga Somaliya oo saaka toogatay rag ku eedeysanaa dilkii Wariye Tima-Cadde
Muqdisho 26/oc/2014(SDN/QJ)Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku fulisay saaka labo nin oo lagu eedeeyay in sannadkii hore ay dileen wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka howlgalayay TV-ga Universal. Labada nin ayaa horay maxkamaddu ugu xukunatay dil toogasho, iyadoo lagu fuliyay xukunkaas saakay, waxaana lagu toogtay iskoolka booliiska, halkaasoo ay ku suganayeen…
