Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia Oo Saartay Tallaabooyin Shacabka Soomaaliyeed U Riyaaqeen

    Muqdisho:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha somalia, ayaa soo saartay Go’aanno loo riyaaqay oo wax ka taraya Caafimaadka Gebi ahaanba Bulshada somaliyeed. Hogaanka Laantani waxa  uu shaaciyay in la baadhayo dhamaan dadka kasoo dagaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho si loo hubiyo caafimaadka , kuwaasi oo ka koobandadka ajaaniibta iyo dadka Soomaalida ee safarka ku imanaya dalka….

    Read More

      Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Kismaayo

      Kismayo:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Qarax khasaare Nafeed geystay, ayaa xalay fiidkii hore ka dhacay Badhtamaha Magaalada Kismayo, waxana la xaqiijiyey dhimashada Afar ka tirsanaa ciidanka Jubba land. Askarta dhimatay, ayaa waxa ku jiray sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada, waxana qaraxa lala eegtay Gaadhi ay saarnaayeen xilligaas. Sargaalka Geeriyooday Ayaa Magaciisa Waxaa Lagu Soo Koobay “Diini Jarer”Waxaana uu Ka Tirsanaa…

      Read More

        Masuul Hore Ugu Tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Xabsiga Ku Dhexgaraacay Maxbuus ay Wasiir Xirsi Ehel Yihiin

        Hageysa:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Cabdilaahi Abokor Cismaan oo ah Wasiir-ku-xigeenkii hore ee amniga wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa la sheegay inuu shalay xabsiga dhexdiisa ku garaacay Maxbuus kale oo ay ehelo dhaw yihiin wasiirka Madaxtooyada somaliland. Sida ay sheegayaan wararka laga Helay xarunta Jeelka weyn ee Magaalada Hargeysa, waxa uu Wasiirkan hore ee Haatan Maxbuuska ahi u geystay khasaare kala…

        Read More

          25-Kamid ah Ciidamada Ammaanka Masaarida Oo Qarax Lagu Laayey

          Sinai:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta la xaqiijiyey, waxa Geeriyooday 25-Askari oo kamid ahaa Ciidamada Ammaanka Masaarida, kadib markii gaadhi laga soo buuxiyey walxaha qarxa lala beegsaday Goob ay ku sugnaayeen Deegaanka Sinai. Weerarkan ayaa ka dhacay meel u dhow deegaan lagu magacaabo El Arish oo ku taal dhinaca Waqooyi ee magaalada Sinai iyadoo lagu tilmaamay in…

          Read More

            Golaha Ammaanka Oo Somalia Ka Codsaday Inay Soo Gudbiso Tirada Hubka Gacanteeda Soo Galay Muddooyinkan Dambe

            New York:Oct,25,2014(SDN/QJ)-Xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa  soo saaray Qaraar ay Dawladda somalia kaga codsanayaan inay soo Gudbiso warbixin faahfaahsan oo ay ku iftiiminayso tirada Hubka Gacanteeda soo galay Muddooyinkii Cuno-qabaytaynta la khafiifiyey. Golaha ammaanka ayaa sidoo kale la sheegay inay qaraarkaas ku dareen Muddo-kordhin loo sameeyo Ciidamada AMISOM, waxana arrintaas looga Gol leeyahay sidii…

            Read More

              “Eedihii La Ii Soo Jeediyay Waxa Madaxweyne Ku xigeenka Iyo Wasiirro Ku Soo Warshadeeyeen Gurriga Madaxweyne Ku xigeenka” Gudoomiye Cirro DAAWO

              Hargaysa 25.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa sheegay in Gurriga madaxweyne Ku xigeenka lagu soo warshadeeyay eedo ay xildhibaanno ka tirsan aqalkaasi u soo jeediyeen oo la xidhiidhay inuu dhalan rogay xeerkii diiwaan-gelinta muwaadiniinta iyo codbixiyeyaasha ee uu u gudbiyay aqalka Guurtida. Guddoomiye C/Raxmaan…

              Read More

                Madaxda Xisbiyada Somaliland oo Cadeeyay inay Garab taagan Yihiin Beesha Biiya-maal ee Direed DAAWO

                Nairobi 25.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyayasha Saddexda Xisbi qaran ee Somaliland ayaa intii ay Ku Sugnaayeen  Magaalada Nairobi ayaa tageero u muujiyay Beesha Biiya-maal oo dirir ay Xukuumada Federaalku ku hayso taas oo looga danleeyahay sida ay Yidhaahdeen in  dhulka Biimaal looga qaado. Hadaba Madal kulmisay badi bulshada Nairobi ku dhaqan ee ka soo jeeda Beesha…

                Read More

                  DAAWO:Madawaynaha JSL oo sanadka cusub ee islaamka 1436-ka (Hijriyada) awgii hambalyo u diray shacabka Somaliland iyo shucuubta islaamka.

                  Hargeisa24/10/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha JSL, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Islaamka 1436 (Hijiriyada), awgii oo ku beegan Sabtida Beri oo taariikhdu tahay 25.10.2014, Hambalyo, Bogaadin iyo ducaba u dirayaa Guud ahaanba shucuubta islaamka gaar ahaana Shacbiga Somaliland Meelkasta oo ay Joogaan. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu ILLAAHAY Kabaryayaa inuu Shacbiga Somaliland iyo shucuubta…

                  Read More

                    DAAWO Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warbixiyey Safarkoodii Kenya Ee Wadamada Somaliland Ka Taageera Dhinaca Doorashooyinka

                    HargeisaOc 24/10/2014(SDN/QJ)Guddoomiyaasha Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland oo Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya Kulamo kula soo Yeeshay Wadmadda Somaliland ka taageera Arrimaha Doorashooyika, kuwaas oo Galabta ku soo laabyay Hargeyysa, ayaa Qodobadidi laga wadda hadlay waxa sharaxaya Guddoomiyaha Xisbiga talada haye ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.Guddoomiyayaashan oo maanta dalka ku soo laabtay ayaa Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysl…

                    Read More

                      Guddoomiye Cirro Oo Markale U Maahmaahay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Doco-docayn Ku Haysa Xilka Uu Qaranka U Hayo

                      Hargeysa:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro) oo maanta dalka dib ugu soo noqday, ayaa ka Hadlay Duufaannada mucaaradeed ee xukuumadu kusoo dhextuurtay Golaha uu Guddoomiyaha ka Yahay. Guddoomiye Cirro oo saxaafadda wax ka weydiisay Aragtidiisa ku aaddan Xubno Golihiisa kamid ah oo dhawaan ku Gooddiyey inay xilka…

                      Read More

                        BAN KI-MOON: Waxa Loo Baahanyahay In wax Laga Qabto Dhibaatoyinka Badan Ee Soo Food Saaray Caalamka

                        Muqdisho 24/oc/2014(SDN/QJ)Iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalinta Aasaaska Qaramada Midoobay ayuu xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon oo soo saaray warbixin ku aadan maalintan, isagoo ku baaqay in wax laga qabato dhibaatooyin ka jira caalamka, kuwaasoo ay ka mid yihiin; saboolnimada, cudurrada, argagixisada, takoorka iyo isbedelka cimilada. Dhihbaatooyinkan ayuu sheegay inay keeneen dhimashada…

                        Read More

                          Haweenay Garaadnimo Sheegatay Oo Lagu Caleemo Saaray Muqdisho iyo Shaqada ay Qaban doonto

                          Muqdisho:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Caasimadda somalia ee Muqdisho, ayaa taariikhda markii ugu horraysay shalay lagu caleemo saaray Haweenay la sheegay inay noqonayso Garaadad, taas o oaf kala qaad ku noqotay shacabkii warkan maqlay. Haweenaydan garaadnimada loo caleemo saaray ayaa la sheegay inay ka shaqayn doonto koru qaadida arrimaha Haweenka, waxana si gaar ah loo xusay dhinaca siyaasadda oo haatan…

                          Read More

                            Madax Reer Puntland Oo Buuhoodle Lagu Soo Dhaweeyey Xilli Somaliland Dibad-wareeg Ka Tahay

                            Buhodle:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Saraakiil sarsare oo katirsan Maamul-goboleedka somaliyeed ee Puntland, ayaa shalay soo gaadhay Magaalada Buuhoodle ee caasimadda Gobolka Buuhoodle, xilli aanay wali cid magaca somaliland sheeganaysaa si rasmi ah u cago dhigan halkaasi. Waftigan reer Puntland oo ay xubno ka ahaayeen saareekiil ka kala tirsanaa Wasaaradda Howlaha Guud iyo Gaadiidka, Hay’adda waddooyinka Puntland ee PHA-Nesha, Khabiiro…

                            Read More

                              QM Midoobay Oo Ka Hadashay 37-Badmaaxe Oo Afduub Loogu Haysto Xeebaha Somalia

                              Newyork:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Jeffrey Feltman oo ah Sarkaal ka tirsan Jimciyadda Quruumaha ka dhexaysa, ayaa Ka Hadlay 37-Badmaaxe oo u kala dhashay dalal kala duwan oo afduub ahaan loogu haysto Xeebaha Somalia.  “Budhcad badeeddu in ay wali haystaan tiradaas waxa ay kor u qaadaysaa dareenka caalamka”ayuu yidhi Feltman oo tilmaamay in colaadaha ka jira dalka oo xal- laga…

                              Read More

                                Gudoomiye Cirro oo Barqada Maanta Hargaysa ku Soo Fool leh, Jawaabta looga fadhiyo Iyo Fadhigii Beri ee Wakiilada oo aan Qabsoomayn.

                                Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Saaka barqada dib ugu soo laabanaya Caasimada dalka ee Hargaysa Kadib markii uu soo dhamaystay Safar ay isaga iyo Labada Gudoomiye ee Xisbiyada Ucid iyo Kulmiye ugu Maqnaayeen afartii Cisho ee u danbeeyay Xarunta Kenya ee…

                                Read More

                                  Guinea:Lacago Magdhaw ah Oo La Siinayo Dadka Ehelladoodu u Dhinteen Cudurka Ebola

                                  Konacry:Oct,24,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Guinea oo kamid ah Dalalka uu xanuunka Eboluhu faraha baas ku Hayo, ayaa bilowday Bixinta Mag-dhaw la siinayo qoysaskii dadkoodu ku naf waayeen cudurkan. Sidoo kale waxa ay Xukuumaddu Bilowday inay caawiso oo si dhaw ula socoto dadka cudurkan wali la tiicaya oo haatan Cisbitaalada ugu jira cudurkan. Qaraabada in ka badan 40…

                                  Read More

                                    Waraysi Xiiso Badan Gabadh araga ka Naafo ah oo Sheeko Suugaaneed Qurux badan inoo soo bandhigaysa DAAWO/DHAGAYSO

                                      Hargaysa 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaawa Jaamac Cabdi Waa Gabadh ay hada da’deedu afka la gashay labaataneeyo,Waa Gabadh Aftahamad ah,Waa Gabadh araga ka naafo ah Waxaase la Yaableh inay Garan karto dabeecadaha qofka ay Sheeko wadaagaan isla markaana ay ku nici karto amase ku Jeclaan karto. Xaawa Jaamac Cabdi Waxay hada ku nooshahay Magaalada Hargaysa…

                                    Read More

                                      “Xilkaygu waa safiirka Soomaaliya, ilaa Somaliland loo aqoonsado dal gaar ah keliya ayey yeelan karaan safiir” Ambassador Neil Wigan

                                      London 24.Oct 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Mr. Neil Wigan ayaa sheegay in mushkilada u weyn ee midnimada Soomaaliya haysataa tahay Arrinka Somaliland, xalkeeduna ku jiro in Soomaalida dhexdooda ka gaadhaan masiirkoodu ku dambayn doono Mr. Wigan oo la weydiiyey sababta dawladdiisu u ogolaan wayday inay Somaliland u aqoonsadaan waddan ka madax-bannaan Soomaaliya,…

                                      Read More