Wasiir Xirsi Oo Booqashadii Madaxweynaha Ee Berbera Si Kale U Macneeyey, Hoosna U Dhigay Shirkii Ka Dhacay Markabka Dushiisa
Hargeysa:Oct,08,2014(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa hoos u dhigay Meeqaamka shirkii uu madaxweyne Shalay la yeeshay Wufuuddii dalalka Reer Galbeedka kasocotay, kaas oo ka dhacay Marka dagaal oo taagan xeebta Magaalada Berbera. Wasiir Xirsi oo xalay Qoraal uu ujeeddada safarkaas Madaxweynaha kaga falceliyo soo dhigay Boggiisa Face-book-ga, ayaa sheegay in safarku muujinayey…
