Budhcad aan La Aqoonsan Oo Habeenkii Xalay Hargeysa Ku Dilay Wiil Dhallinyaro ah
Hargeysa:3-Oct-2013(SDN)-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Hargeysa Lagu Dilay Wiil Dhallinyaro ah oo lagu magacaabi Jirey Mustafe Cabdi Cali, waxana Dilkaasi Ka Dhacay Dhinaca Waqooyi ee Magaalada Hargeysa gaar ahaan Waddada 150-ka. Dilkana ayaa dhacay xalay Fiidkii Hore ee xalay waxana la sheegayaa inay Geysteen Dhallinyaro Tiradooda lagu sheegay ilaa Afar qof kuwaas oo marxuumka dilkiisa u…
