Doodii Xeerka Wadooyinka oo la Soo Gabo Gabeeyay,iyo Guurtida oo ka doodaysa Siyaasada Gudaha ee dalka

    Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii  maanta ee golaha wakiiladda j s l oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda mudane cabdiraxamaan maxamed cabdilaahin  cirro  ayaa mudanayaasha golaha waxay dood kaga yeesheen xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka ,  iyagoo maanta soo gabagabeeyay doodiisa oo maalmahan ay ku  gudo jireen. Mudanayaasha dooda  ka qeyb qaadanayay oo ku…

    Read More

      Ra’isal Wasaare Saacid iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u Kicitimay Magaalada Geneva

      Muqdisho 22.Sep 2013 (SDN)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ay saaka abaarihi 09.00 ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Aden Cade International Airport ee magaalada Muqdiho iyagoo ku wajahan magaalada Geneve ee dalka Swizerland. Warkan…

      Read More

        Wasiirada Deegaanka oo Tilmaantay Xalka lagu Caynaanin karo badbaadada Deegaanka

        Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta shaaca ka qaaday in sida kaliya ee lagu badbaadin karo jarida dhirtu ay tahay  joojinta isticmaalka dhuxusha . Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miiga oo maanta uwaramaysay warbaahinta qaar ka mida ayaa sheegtay in lagu hayo…

        Read More

          “mucaaradnimada lama diiddana’e waxa la diiddan yahay Hadallada edeb-darrada ah ee aan carruurta ……..”Wasiir Caddaani

          Hargeysa:22-Sep-2013(SDN)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani), ayaa jawaab ka bixiyey Eedihii  ay Mucaaradka Somaliland u  soo jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Hannaankiisa Maamul. Wasiir Caddaani oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale si qoto dheer uga warbixiyey Safarkii dheeraa ee dhawaan Madaxweynaha iyo Waftigiisu ku soo…

          Read More

            Uhuru Kenyata:”Weerarkii shalay ee Westgate Mall waxa lagu dilay Ehelkeyga qaar ka mid ah”

            Nairobi Sept 22,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Kiinya ayaa waxa uu warbaahinta dalkaasi ka sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall lagu laayay qaar ka mida eheladiisa. Madaxweynaha ayaa mar uu ka waramayay weerarka Shabaabku ku qaadeen xarunta ganacsiga ayaa sheegay in reer Kinya isku duubnaan ku dhaafi doonaan murugadan qaran. “Ma aha markii…

            Read More

              Guddoomiyaha ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka UCID oomadaxweyne Siilaanyo u jeediyay in uu ku biiro Madasha wada tashiga

              Hargeysa Sept 22,2013(SDN)-Guddoomiyaha ku-xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa u jeediyay madaxweyne Axmed Siilaanyo in uu ku biiro madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka. Guddoomyaha ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo masuuliyiinta ku bahobay madasha loo kala waramay. “Madaxwaynaha waxan kula talin lahaa inu xubin goobjoog ah oo isaga wakiil ka…

              Read More

                Doorashooyinkii Jarmalka oo maanta Dhacaya,yaa lagu wadaa in ay guushu raacdo

                Berlin Sept 22,2013(SDN)-Doorashooyinkii guud ee dalka Jarmalka ayaa maanta looga dareerayaa dalka Jarmalka iyada oo tartanku ka kulul yahay sidii uu ahaa horaantii ololaha madaxtinimo ee dalkaasi. Tartanka ugu kululi waxa uu u dhexeeyaa Angela Merkel iyo wasiirkeedii hore ee maaliyada Peer Steinbrueck. Steinbrueck ayaa saxaafadu sawir ay ka qaaday waxa uu u muuqday ruux…

                Read More

                  War-baahinta Kenya Oo Weerarkii shalay Kala Mid Dhigtay midkii 11-kii September Lagu Qaaday Maraykanka

                    Nairobi:22-Sep-2013(SDN)-War-baahinta kala duwan eek a soo baxda Dalka Kenya oo si isdaba joog ah u tebinaysay wararka Weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsi eek u taalla Nairobi, ayaa gaadhsiiyey meel sare oo Buun-buunin ah. War-baahinta ayaa intooda badan sheegay in weerarkan lagu qaaday Xarunta Westgate Mall uu la mid ahaa midkii lagu qaaday daarihii dhaadheeraa…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Oo ka Hadlay Weerarkii Nairobi lagu Qaaday

                    Washingtong:22-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha  Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka Hadlay weerarkii Dadka Badani ku dhinteen eek a dhacay magaalada Nairobi.  Madaxwene Xasan ayaa tacsi u diray ehelladii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dadkaasi waxana uu sheegay inay garab taagan yihiin dawladda Kenya, gacanna ka siin doonaan sidii ay uga guulaysan lahayd Argagixisada.  …

                    Read More

                      AL-shabaab Oo War Jiif iyo Joogba U Diiday Shacabka Reer Kenya u Dirtay

                        Baar-dheere:22-Sep-2013(SDN)- Xarakada ka dagaalanata Geeska Afirka Gaar ahaan soomaaliya ee Al-shaabaa, ayaa war ay dad farabadan oo Kenyaan ahi wadne gariir ka qaadeen.    Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Baaq iyo Gooddin culus  ah ujeediyay dadka keenyaanka ah  isaga oo ka hadlayay Weerar ay shalay ka gaysteen magaalada Nairobi…

                      Read More

                        Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Xukunno Dilal ah Soo Saartay

                        Berbera:22-Sep-2013 (SDN)- Guddida Caddaaladda Somaliland ayaa Maalintii shalay Xukunno kala Duwan Ka soo Saartay Maxaabiis ku xidhnay Gobolka Saaxil. Maxkamadda ayaa xukunno dilal iyo fasaxaad xabsi ka soo saartay maxaabiis xukun-sugayaal ahaa oo Xabsiyada Gobolka Saaxil muddu dheer ku xidhnayd oo sugayey sidii loo xukumi lahaa. Dhegeysiga dacwadahan, oo uu hormuud ka ahaa Guddoomiyaha Maxamed…

                        Read More

                          Mas’uuliyiinta Wasaaradda Wershadaha oo Kormeer ku soo maray qaar ka mid ah Wershadaha Hargaysa

                          Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Wershadaha Md.Cabdi Axmed Nuur “Cabdi Guray” oo uu Weheliyo Agaasimaha Waaxda Wershadaha Maxamud Jaamac Cawdhiye ayaa  Kormeer Shaqo ku tagay Wershada soo saarta biyaha iyo Shaanbooyada ee Dur Dur iyo Weliba Wershada Sharaabka Budada ah soo saarta ee Sam Sam ee Magaalada Hargaysa . Ujeedada Kormeerka Agaasimaha…

                          Read More

                            Xubno ka Soo Jabay Ururkii Xaqsoor lana bahoobay Xisbiga Kulmiye oo u Jawaabay Xildhibaan Dogox iyo Baaq ay direen

                            Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Qaar ka mid ah Siyaasiyiintii Ururkii Xaqsoor ee dhawaan ku biiray Xisbiga Kulmiye ayaa Jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xidhibaan Saleebaan Dogox oo ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka oo Shaaciyay in Siyaasiyiintii iyo Waxgaradkii ku biiray Xisbiga Kulmiye inaanay ka mid ahayn Urur Siyaasadeedkii ku hadhay doorashadii Deegaanka…

                            Read More

                              Shabaab:Muslimiinta waan ka saarnay Xarunta Ganacsiga ee aanu weerarnay

                              Nairobi Sept 22,2013(SDN)-Kooxda Al Shaab ee weerarka ku qaaday goobta ganacsiga ee Westgate Mall ayaa sheegtay in ay weerarkooda ku bar tilmaansadeen uun dadkii aan muslimiinta aheyn. Shabaabka oo warkoodan soo dhigay bartooda Twitter ayaa   waxa ay uga warbixiyeen weerarkooda. “Muslimiinta waa laga saaray goobta intii aanu weerarku dhicin”ayaa lagu yiri qoraalka Shabaabka. Arintan…

                              Read More

                                Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyada Weerarkii ka Dhacay Nairobi iyo dad ay Cadeeyeen inay Afduub u Haystaan

                                Nairobi 21.Sep 2013 (SDN)- Xarakada Al-Shabaab ayaa goor dhow sheegatay weerarka ka dhacay Xarunta Ganacsiga ee lagu magacaabo Westgate Mall ee ku taal bartamaha magaalada Nairobi, halkaasoo duhurnimadii maanta ay gudaha u galeen rag hubeysan. Warku waxa uu  sheegaya in Afhayeenka Shabaab Sheekh Cali Dheere oo qabtay shir jaraa’id uu sheegtay weerarkaas, isla markaana ay…

                                Read More

                                  Xus la Xidhiidha Maalinta Nabada Adduunka oo Hargaysa lagu Qabtay iyo Wasiiro ka Hadlay

                                  Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Munaasibad  balaadhan  oo lagu xusaayey maalinta Nabada adduunka oo  ku beegan  taariikhda maanta ee 21 september ayaa lagu qabtay magaalada Hargaysa. Munaasabadan oo  maanta ay tahay markii u horaysay ee Somaliland laga xuso ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiir-ku xigeenka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyowacyigalnta, Gudoomiyha jaamacadHargaysa  ,wasiiru ku xigeenka amniga  wasaaradda arrimaha…

                                  Read More

                                    Hawlgal Nadaafadeed oo laga fuliyay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool

                                    Laas caanood 21.Sep 2013 (SDN)- Dawlada hoose ee magaalada Laascaanood ayaa olole cusub oo nadaafadeed ka bilowday magaaladaasi. Xildhibaanada golaha deegaanka ee kala ah Xildhibaan Cismaan saleebaan Yare iyo Khaliif Ismaaciil Gaane oo uu wehelinayo xoghayaha dawlada hoose ee magaalada laascaanood Md cabdi Kheyre Dirir oo maanta u waramay warbaahinta dawladda iyagoo ku sugan magaalada…

                                    Read More

                                      “Dib u Bilowga Duulimaadyadii Diyaarada Ethiopia Airways iyo Weedhihii Xubnaha Wasiirada {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 21,Sep 2013 (SDN)- Diyaarada Itoobiya Airways ayaa Galabta Mar kale dib u bilowday Safarkii ay ku Iman jirtay Caasimada Hargaysa Kadib markii ay in Mudo ah Hakisay. Dib u soo laabashada Diyaarada Ethiopia waxaa la socday  Weftigii ka koobna xubnaha golaha wasiirada ee Somaliland oo maalmahii u dambeeyey ku sugnaa dalka Itoobiya. Weftigan ayaa…

                                      Read More

                                        Xarun lagu Magacaabo Westgate Mall oo Nairobi ku Taal oo Dhimasho iyo Dhaawac kala duwani ka dhacay

                                        Nairobi 21.Sep 2013 (SDN)- Ilaa iyo 26 qof ayaa la xaqiijiyay inay dhimatay, toboneeyo kalena waa ay ku dhaawacmeen is-rasaaseyn ka dhacday gudaha xarun caan ah oo laga dukaameysto oo ku taalla bartamaha caasimadda Kenya taas oo lagu magacaabo Westgate Shopping Mall. Boolisku ayaa sheegay inay tuhusan yihiin in weerarku yahay fal burcadnimo,Taliyaha ciidanka booliska Kenya…

                                        Read More