Dawlada Somaliland iyo Ethiopia oo Wada Gaadhay Heshiis is faham oo Miisaankiisu aanu Cuslayn

    Hargaysa 20.Sep 2013 (SDN)- Weftigii Xukuumada Somaliland ee Mudooyinkii u danbeeyay Socdaalka Shaqo ku Joogay Magaalada Addis ababa ayaa Heshiis is afgarad la gaadhay Dawlada Ethiopia kaas oo Nuxurkiisu yahay Xoojinta Iskaashiga u dhexeeya labada dal iyo dib u soo Celinta Duulimaadyadii Shirkada Ethiopia Airways oo aan la sheegin Sababta ku Kaliftay inay Joojiso duulimadyadii…

    Read More

      Wasaarada Gaashaandhiga ee Somalia oo baaq u dirtay Shacabka Somaaliyeed

      Muqdisho 20.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda Gaashaan dhiga Soomaaliya ayaa baaq u dirtay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxana loogu baaqay in garab istaagaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya si alshabaab dalka looga saaro. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaan dhiga Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud carab ayaa sheegay in Ciidamada amaanka shaqayn Karin Shacabka la,aantiis loona…

      Read More

        Dufcadii 1aad ee Xujaaj ah oo Somaliland iyo Somalia oo Maanta ka dhoofay Garoonka Caasimada Hargaysa

        Hargaysa 20.Sep 2013 (SDN)- Dufcaddii ugu horaysay ee ka mid ah xujaajta reer somaliland ee sanadkan ayaa maanta ka dhoofay Garoonka caalamiga ah ee Egal Intranational Airport ee magaalada Hargaysa. Xujaajtan reer Somaliland ee maanta ambabaxay oo tiradoodu dhamayd 140 xaaji oo uu sii sagootiyey Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada somaliland Md Axmed Dalal…

        Read More

          Mudaharaad Khasaare Sababay oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo,iyo Bando lagu soo rogay Magaaladaas {DAAWO}

          Ceerigaabo 20.Sep 2013 (SDN)- Habeenkii Xalay ayaa Qaar ka Mid ah Beelaha Bariga iyo Koonfurta ceerigaabo dagaa waxay magaalada Badhtankeeda ku gubeen Taagiro iyogoo dhagaxaana ku xidhay ,Waxaa kale oo ay Rabshad Xoog ka dhex sameeyeen Gudaha Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag. Qadiyadan ayaa Gaadhay is rasaasayn ka dhacday Magaalada Ceerigaabo,iyadoo Arrintani…

          Read More

            Gudida Dhismaha Wadada Cad Ee Hargeysa Iyo Sallaxley Oo U Mahad Naqay Haween-Weynaha Degmadaas

            Sallaxley 20.Sep 2013 (SDN)- Gudida Dhismaha Wadada Cad Ee isku Xidha Magaalooyinka Hargeysa Iyo Sallaxley Ayaa Uga Mahad naqay Haweenka Beelaha Dega Sallaxley Doorkii Iyo Kaalintii Muhiimka ahayd Ee ay Kaga qayb galleen Mashruuca Dhismaha wada Cad Kaasoo Ahaa Door Wax Ku Ool ah Oo aan Haweenka La’aantood anay Waxba Dhaqaaqeen. Gudida Dhismaha wadada Cad…

            Read More

              Gulufka iyo Dagaallada Suuriya oo gaadhay heer ay kala adkaan waayeen Xukuumada iyo Xoogaga Mucaaridku

              Dimishiq 20.Sep 2013 (SDN)-Ku-xigeenka ra’iisalwasaaraha dalka Suuriya, Qadri Jamiil ayaa sheegay in dagaallada sokeeye ee dalkiisu ay gaadheen heer aan la kala adkaan karin, sababta oo ah in dhinacyada is-haya mid aanu haatan lahayn xoog uu ku muquunin karo dhinaca kale. Qadri Jamiil waxa uu intaasi ku daray in dawladda Suuriya ay ku talo jirto…

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia ahna Ku Simaha Madaxweynaha Somalia oo Ciidamada Dawlada ku amaanay Guushii Degmada Mahadaay

                Baydhaba 20.Sep 2013 (SDN)- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM guushii ay ka gaareen howlagalkii saakay ay ku xoreeyeen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeelada Dhexe. Ku simaha Madaxweynaha ayaa yiri “waxaan doonayaa ugu horeyn inaan…

                Read More

                  Madaarka Muqdisho oo ay Maanta ka Dhoofeen Xujay Gaadhaysa Sadex Boqol oo Qof

                  Muqdisho 20.Sep 2013 (SDN)- Xujeydan maanta ka ambabaxay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada muqdisho ayaa ahayd  tiradii ugu horeysay oo gareysa 300 oo ruux waxayna ku sii jeedaan magaalada barakeysan ee Makka Al-mukarama,iyagoo qeyb ka ah malaayiin muslimiin ah oo  ka kala imaanaya dunida dacaladeeda si ay usoo gutaan wajibaatka  xajka. Qaar ka mid…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Washington ku Sugan iyo Maraykanka oo Sheegay inay Taageerayaan Dawlada Federaalka

                    Washington 20.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Wanshington DC ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa inuu la kulmo madax sar-sare oo ka tirsan dowladda Maraykanka oo ay ka wada hadli doonaan sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada Maraykanka uu siiyo…

                    Read More

                      Fool-xumadii wasiirka Duulista Somaliland ku sameeyey Garoonka Hargeysa Oo Faa’iidadeedii Haatan Ay Gaadhay Muqdisho

                      Muqdisho:20-Sep-2013 (SDN)- Maamulxumadii uu sameeyey wasiirka wasaaradda Duulista Somaliland, ayaa keenay in diyaaradda Ethiopia Airline Duulimaadyadeed ay u leexisay dhinaca Muqdisho.  Sida uu shaaciyay Safiirka cusub ee Dowladda Ethiopia u fadhiya Muqdisho, Ambassador Wondimu Asaminew shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines waxay dib ugu bilaabeysaa duulimaadyo garoonka Muqdisho, xili ay shirkadaasi gabi ahaanba joojisay duulimaadkii ay ku…

                      Read More

                        Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Hadashay Rajadooda ku Aaddan Doorasho Diiwaan-gelin leh oo dalka ka Dhacda 2015-ka

                          Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka somaliland Maxamed axmed Geelle, ayaa markii ugu horraysay tan iyo intii xidbiyada qaranka iyo xukuumaddu kala saxeexdeen heshiiska, waxa uu ka hadlay  tallaabooyinkii uu soo maray heshiiskan haatan la gaadhay. Maxamed Axmed Geelle oo maalintii shalay u warramayey Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in Heshiiskan ka hor ay soo mareen caqabado badan…

                        Read More

                          Mucaaridka Syriaa oo dagaalamay iyo Meliishaad hoos taga Al Qaacida oo qabsaday magaalo ku taal xadka Syria ee Turkiga

                          Dimishiq Sept 20,20139SDN)-Meliishaadka ka soo horjeeda xukuumada Syria ayaa beryahan danbe waxa dhexdooda ka socda dagaal aan aad looga warheyn oo ay ku kala riixanayaan degaanada xukuumada ay ka qabsadaan. Dagaal dhawaan dhexmarayna waxa ay ku kala qabsadeen magaalo ku taal xadka Syria ay la wadaagto dalka Turkiga. Turkiga ayaa kolkii ay ka war heleen…

                          Read More

                            Dagaal Rasaasta kala Duwan La isku Adeegsaday Oo Ceerigao Ka Dhacay

                            Ceergaabo:20-Sep-2013 (SDN)- Magaalo-madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, ayaa Galabnimadii shalay wax aka dhacay Mudaharaad Ballaadhan  oo rabshado wata, kaas oo keenay Gacan-ka-hadal isku beddelay Dagaal cad. Kooxo Hubaysan oo ka soo horjeedda lacag beddelkii dhawaan laga sameeyey magaalada  oo dad loo xidhxidhay, ayaa rasaas ku furay ciidanka ammaanka, kuwaas oo iyaguna jawaab bixiyey. Taliyaha Ciidanka…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar kale Si Dadban u Weeraray Madasha wada-tashiga, sheegayna inaanu Aqbalayn cidda Hagardaamada wadda

                              Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayaa  Sheegay inay Xukuumaddiisu u dulqaadanayso Cambaaraynta iyo Dhaliisha ay mucaaridku ku hayaan Hannaankiisa Dawladnimo. Madaxweynaha oo maalintii shalay la hadlayey shacabka reer Balli-gubadle, ayaa tilmaamay inay ogol yihiin dhaliisha iyo toosinta loo soo jeediyo maamulkiisa, balse uu dhib u arko Been Abuurka iyo wixii umadda waxyeello ku…

                              Read More

                                Ambassador Axmed Cigaal Oo Xukuumadda Xasan Sheekh Ku Eedeeyey Dawaro iyo lacag Urursi ay Dunida ku Hagardaaminayso

                                  Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Axmed Xasan Cigaal Oo ahaa safiirkii Hore Somaliland ugu Fahiyi jirey Magaalada Bejing ee Dalka Chine ayaa sheegay in shacbka reer Somaliland ku tallaabasadeen horumar iyo isku kalsoonaan badan. Ambassador Axmed oo haatan ah xubin sare oo ka tirsan xisbiga Waddan, ayaa isagoo khadka Telefonka ugu warramayey shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayaa xukuumadda somaliya…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID laantiisa UK oo ka waramaya xaaladahii u danbeeyay ee Somaliland(DAAWO)

                                  London Sept 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa dalka UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur ayaa wareysigan waxa uu uga waramayaa xaaladahii ugu danbeeyay ee Xisbiga UCID iyo Jamhuuriyada Somaliland. Guddoomiyaha ayaa waxa uu si gaara uga waramayaa khalaaf la sheegay in uu soo dhexgalay UCID masuuliyiintooda sare iyo fashilka maamulka madaarka Hargeysa,DAAWO.

                                  Read More

                                    Warsaxaafadeed Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels

                                    Muqdisho, September 20,2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. Shirka…

                                    Read More

                                      Goobaha Lagu Caweeyo ee Garowe oo 6 Habeenkii la Xidho doono iyo awaamiir kale oo Nabadgalyada lala xidhiidhiyay

                                      Garowe 19.Sep 2013 (SDN)- Guddiga Nabad-galyada Gobalka Nugaal ayaa Kulan ay ku Yeesheen Magaalada Garowe waxay kaga hadlay dhowr arrimood oo ku aadan ammaanka iyo sidii looga hortagi lahaa falalka lidiga ku ah nabadda. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ahna hoggaamiyaha guddigaasi Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Warfidiyeenka la hadlay ayaa walaac ka muujiyay ardayda dhalinyaradda ah…

                                      Read More