“Mawjadihii Siyaasadeysnaa Ee Ina Ruxay, Xaggee Bay ka Yimaadeen?” Aadan Dhoola Yare
Hargaysa 21,Sep 2013 (SDN)- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Md. Axmed Axmed Cilmi Dhoolayare oo xiliganna ka tirsan xisbiga tallada haya ee KULMIYE, ayaa sheegay in mucaaridka dalku ay kala garan waayeen xiliyada xukuumadda lagu mucaarido iyo difaaca masiirka ummadda marka dibadda lagaga soo duulo. Aadan Dhoolayare waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu galabta ka…
