Gudomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia oo la badaley,Kuna Tawaawacay in Aqoonyahanku aanu ku Noolaan Karin Somalia
Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Cabdisalan Cumar oo ahaan jirey Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowlada Federalka ayaa shaqada laga qaadey sidaas waxaa saxaafada u sheegey Mr. Cumar, isagoo mar kale beeniyey musuqmasiqii ay ku eedeysay kooxda Qaramada ” UN Monitoring”. UN Monitoring aya Guddomiyihii hore ee Bangiga Dhexe iyo dowlada Federalka horey ugu eedeysay is-daba marin…
