Xisbiga Wadani oo dalbaday in dib u eegis lagu sameeyo Xeerka lagu soo Xulo Komiishanka Doorashooyinka {DHAGAYSO Afhayeenka Xisbigaas}
Hargaysa 09.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ayaa soo jeediyay in dib u eegis lagu sameeyo xeerka lagu soo xulo Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland, taas oo uu sheegay inuu Sharcigu dhigayo Afhayeenka oo maanta Waraysi siiyay Telefishanka Somalia Channel Waxa uu sidoo kale xusay in Xeerarka iyo…
