NATO oo mar kale lagu eedeeyay in ay Shicib ku laayeen Afgaanistaan
Kunar Sept 09,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in weerar duyuuradaha ciidamada NATO ay ku qaadeen degaanka Kunar ay ku dileen dad shicib ah. Karzia ayaa sheegay in uu sidiihoreba canbaareynayo in ciidamada shisheeye ee dalkiisa joogaahi ay si sharci daro ah ku laayaan shacab. Weerarkan oo ka dhacay egaanka fog ee xadka la leh Bakistaan…
