Burco Oo Habeenkii Xabaalaha La Baloodhaynayo iyo Culimada oo Qaylo-dhaan ka soo saartay

    Burco:8-Sep-2013(SDN)- waxa Magaalo-madaxda Gobolka Togdheer ee Burco in muddo ahba ka taagnayd arrin naxdin leh oo ah inay dadka qaar Habeenkii meelaha Xabaalaha ah caalamadaysanay si ay jagooyin uga dhigaan. Dadkan dhaqanka ugubka ka ah ka wada magaalada, ayaa la sheegayaa inay  xilliyada habeenkii Gurayaan dhagaxaanta astaanta u ah xabaalaha ee dusha ka saaran, waxana…

    Read More

      Guddoomiye Cirro Oo Mudanayaasha Wakiillada u Fasaxay inay Su’aalo kaga Ciil Baxaan wasiir Waran-cadde, balse Hal su’aal ah isbaaro hor dhigtay

      Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ayaa si  badheedh ugu diiday xildhibaanada Golaha inay waydiiyaan su’aal la xidhiidhay xisbiga waddani wasiirka arrimaha gudaha oo ay maalintii shalay su’aalo iyo ansixin iskugu darayeen. Wasiirka oo ay xildhibaanadu su’aalo badan ku  boobeen, ayaa uu Guddoomiye Cirro difaac adag ka galay in la weydiiyo…

      Read More

        Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Caafimaadka Somaliland oo Kulamo Dubai kula Yeeshay Qurbejoogta

        DUBIA:8-Sep-2013 (SDN)-Wasiirrada Arrimaha dibadda iyo Caafimaadka Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo socdaal shaqo ku jooga dalka Imaaraadka carabta ayaa  habeenimadii sabtida kulan la yeeshay jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaaladda Dubia oo ay kala hadleen sidii la iskugu xidhi lahaa dedaaladda xukuumadda iyo qurbo-joogga oo ah danjireyaal kaalin…

        Read More

          Nuxurka Kulan Al-baabadu u xidhnaayeen oo Dhex maray Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada iyo wasiir Xirsi

          Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland  xirsi  Cali Xaaji Xasan, ayaa maalintii shalay kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Guddida Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan oo ka dhacay Xafiiska gaarka ah ee Guddidaas, ayaa ahaa mid xog-waratsi ahaa oo salka ku hayey xeer dhawaan wasiir xirsi u soo Gudbiyey Golaha wakiillada oo ku saabsanaa…

          Read More

            Mujaahid xasan ciise Oo Mar Kale Ku Baaqay Inaanay Ka Tanaasuli Doonin Shirka Qaran ee ay Ku Baaqeen

            Hargeysa:8-Sep-2013(SDN)-Muj. xasan ciise jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bohowday madasha wad-atashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa mar kale ku celiyey inay ka Go’an tahay qabashada shirka qaran ee ay hore ugu baaqeen Madasha wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee uu xubinta ka yahay. Xasan ciise   oo maalintii shalay la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta…

            Read More

              Qaramada Midoobay , Midawga Afrika iyo Madaxda Soomaaliya Oo Ka Hadlay Weerarkii Dadka Badani Ku Dhinteen ee Ka Dhacay Muqdisho

              Muqdisho:Sep-8-2013(SDN)- Ergyga Qaramada Middobay u qaabbilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 18-qof oo intooda badan ahaa dad shacab ah, tiro intaas ka badanina ku dhaawacmeen. Qaraxyadaas ismiidaaminta ah oo Mas’uuliyaddooda ay sheegatay ururka Al-Shabaab, ayuu ku tilmaamay…

              Read More

                Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Si Rasmi ah Uga Hortimi Shirka Qaran ee Madasha Wada-tashigu ku Dhawaaqeen inay Qaban Doonaan

                Hargeysa:8-sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay si cad uga hortimi dhawaaqii ka soo yeedhay madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka ee ay ku iclaamiyeen inay Bisha Soo socota ee Otober qaban doonaan shirweyne Qaran. Wasiirka Wasaaradda  Arrimaha Gudaha somalilanda Cali Maxamed Waran-cadde oo ku Hadlayey afka Xukuumadda  uu ka tirsan yahay, ayaa maalintii shalay si rasmi…

                Read More

                  Labo Wariye oo dhawacyo fudud ka soo gaareen Weerarkii Isqarxinta ahaa

                  Mogadishu, September 08, 2013–Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa uu ogaaday in labo suxufi ay dhaawacyo ka soo gaareen weerarkii isqarxinta ahaa ee lagu qaaday maqaayada The village ee ku taala guriga hooyooyinka ee magaalada Muqdisho taariikhdu marka ay ahayd September 07, 2013, weerarkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof oo dhacay abaaro 11:00am….

                  Read More

                    DAAWO:Madaxweynaha Jubba oo Muqdisho gaaray

                    Muqdisho Sept 08,2013(SDN)-Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaam ayaa safar ku yimi magaalada Muqdisho si loo sii anba qaado wadahadaldii iyo heshiisyadii Adis Ababa. Madaxweynaha ayaa waxa garoonka diyuuradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay wasiirka arrimaha guddaha ee Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo xubno sare oo dawlada ka mid ah.DAAWO.

                    Read More

                      Xabsi lagu Carbiyo Kooxda Alshabaab oo dab qabsaday iyo Toban ka Mid ah Dagaalyahanadooda oo ku Geeriyooday

                      Buulo-mareer 07.Sep 2013 (SDN)- Ugu yaraan 10-qof oo isugu jira dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab, rayid iyo maxaabiis ayaa ku dhintay dab xalay saqdii dhexe ka kacay xabsi ay maamusho Al-shabaab oo ku yaala deegaanka Buulo-mareer ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Xabsigan ayaa la sheegay inay ku jireen maxaabiis u xirxiran Al-shabaab iyadoo 3-ruux oo ka mid…

                      Read More

                        Kooxda Alshabaab oo Sheegatay Mas’uuliyada Qaraxii Maanta ka dhacay Makhaayada The Village ee Muqdisho

                        Muqdisho 07.Sep 2013 (SDN)- Kooxda Al Shabaab  ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraro qaraxyo ah oo maanta barqadii   ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Sida ku xusan war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska war-faafinta ee kooxda xariirka laleh Al-qaacida qaraxyada ayaa lala beegsaday halka loo yaqaano maqaayadda  The Village  ee ku taalla degmada  Xamarweyne, halkaas oo ay…

                        Read More

                          “Argagixisadu waxay caqabad ku tahay dadka Soomaaliyeed, wadamada Gobolka” Danjire Nicholas Kay

                          Nairobi , 07 Sebtember 2013 (SDN)- Ergayga-Gaarka  ah  ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Sida la soo sheegay, qof isa- soo miidaamiyay iyo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa  lagu qarxiyay goob ay ka buuxeen dadka, halkaasi oo  ay ku taalo makhaayad The…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somalia oo furay shir qaran oo diinta ku saabsan,Kana Hadlay Musuq Maasuqa

                            Muqdisho 07.Sep 2013 (SDN)-Madaxweynah Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay shir qaran oo looga hadlayo diinta, kaas oo ay ka qeyb-galayaan culumaa’uddiinka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada shirweynaha culumaa’uddiinka, Daahir Maxamed Geelle ayaa furitaanka shirk aka sheegay in shirka uu socon doono muddo hal toddobaad ah, laguna falanqeyn doono arrimo ay ka mid yihiin…

                            Read More

                              Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo Qaabilay Ra’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon

                              Jabuuti 07.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta Djibouti kula kulmay madaxweynaha dalkaas, Ismaaciil Cumar Geelle, waxaanay ka wada-hadleen xiriirka labada dal, arrimaha ammaanka, siyaasadda, ganacsiga iyo dib-u-dhiska Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirddoon “Saacid” oo maanta Aqalka Madaxtooyadda ee Dalka jibouti kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha…

                              Read More

                                “Shirkada Genel Energy ugama ay bixin Somaliland Nabadgalyo daro,Darajadii Ciidanka Booliska Khalad ayaa ka dhacay” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 07.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa ku Tilmaamay Sababta ka bixista Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Shirkada Sahaminta Shiidaalka ee Genel Energy inaanay la xidhiidhin Wax Saamayn nabadgalyo Xumo ah oo Somaliland ka taagan waxaanu xusay in Maalinta Beri ah ay Kulan la leeyihiin Madaxda Sare ee Shirkadaas si ay…

                                Read More