Al Amiiriki oo la shaaciyay inuu ka baxsaday Al Shabaab iyo Al qaacida
Muqdisho 03.Sep 2013 (SDN)-Nin u dhashey Mareykanka oo ka tirsanaa kooxda Al Shabab ee Somalia, ayaa sheegey in inaanu haatan iyo wixii ka dambeeya aanu ka mid ahayn ururkaasi iyo Al Qaacida toona, walow uu shakhsiyan isu haysto inuu weli yahay nin argagixiso ah. Wareysi gaar ah oo uu siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA,…
