Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland oo ka hadlay Bedelaada Lacagta Giinbaarta ee Gobolka Sanaag oo uu ku sugan yahay
Ceerigaabo 05.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi Dirir Cabdi ayaa Socdaal Shaqo ku Tagay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag waxaanu faahfaahin ka bixiyay Socdaalka uu Gobolkaas ku tagay. Gudoomiyuhu waxa uu sheegay in Ujeedada Safarkiisu ay Salka ku hayso sidii Gobolka Sanaag looga sifayn lahaa Lacagta Giinbaarta ah Faalsada ah…
