Qarax ka dhacay Muqdisho oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Muqdisho 04.Sep 2013 (SDN)- Inta la og yahay hal qof ayaa ku dhimatay, tiro kalana way ku dhaawacantay afar qarax iyo is-rasaaseyn caawa ka dhacday degmooyinka Hodan iyo Wadajir. Qaraxyadan ayaa la sheegay in lala eegtay xarumo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda sida ay sheegayaan weriyayaasha ku sugan magaalada Muqdisho. Waxaan weli si rasmi…
