Waftigii uu Hoggaaminayey wasiir waran-cadde oo Burco ku sugan iyo socdaal kale oo Turxaan Bixin ah oo u qorshaysan
Burco:Aug-2013-(SDN)-Waftigii ballaadhnaa ee uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa haatan ku sugan Magaalada Burco ee Gobolka Taogdheer. Waftiga oo muddo badan ku manqaa daminta iyo xal u helidda shaqaaqooyin kala dambeeyey oo ka taagnaa Deegaanada Bariga Somaliland, ayaa u jeedooyinkoodii guul ka soo gaadhay, waxana ay hadda ku talo jiraan inay u baxaan dhinaca…
