Madaxweyne Siilaanyo oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Camuud {DAAWO}
Boorama 28.Aug 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane, Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo saaka u socdaalay Boorama si uu uga qayb-galo munaasibad aad u qaali ah oo loo qabtay Ardayda ka qalin jebinaysay Jaamacada Amoud University oo noqonaysa Dufcadii 12aad ee ka baxda Jaamacada Amoud Isla markaana ay Tiradoodu dhamayd 415 arday. Madaxweynaha oo ardaydii…
