Faah faahin ku saabsan Ra’iisul Wasaaraha oo caawa kulan la qaatay wasiiro iyo saraakiisha amniga

    Muqdisho, August 13, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa caawa kulan la qaatay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Cabdullaahi Ebyan Nuur, Wasiirka Ganacsiga Maxamuud Axmad Xasan, Wasiir kuxigeeno, Taliyeyaasha Ciidanka iyo maamulka gobolka Banaadir, waxaana kulankan oo soconayay muddo ku dhow 5…

    Read More

      Masar oo Dantu U Run Sheegtay (Qaybtii 8aad)

      Colaadda Biyaha Niil-ka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Inkastoo Niil-ku uu yaahay halbowlaha nolashooda, run ahaantii waayaha siyaasadeed iyo dhaqan-dhaqaale ee Masar waxaa uu meesha ka saaray duullaankii ku wajahnaa Ethiopia. Duruufaha ka oogan Masar ayaa muujinaya in ay ka baaqdeen loollankii ay ugu jireen dirirta soo cusboonaatay…

      Read More

        “Bankiyada reer galbeedku haddii ay joojiyaan wada-shaqeynta xawaaladaha, waa cunaqabateyn hor leh oo la saarayo Soomaaliya,” M.weyne Faroole

        Garoowe 12.Aug (SDN) Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa ka codsaday bangiga Barclays inuu ka laabto go’aankii uu ku joojiyay wada-shaqeynta kala dhaxeysay shirkadaha xawaaladaha ee Soomaaliya. “Bankiyada reer galbeedku haddii ay joojiyaan wada-shaqeynta xawaaladaha, waa cunaqabateyn hor leh oo la saarayo Soomaaliya,” ayuu yiri madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlayay shir maanta ka dhacay…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka Qaaday Gudoomiyihii Hay’ada Qurbejooga Somaliland

          Hargaysa 12.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta si rasmsi ah Xilkii uga Qaaday Gudoomiyihii Hore ee Hay’ada Qurbejooga Somaliland Maxamud C.raxmaan Cali isla markaana ka dalbaday inuu Xilka si Ku Meelgaadh ah ugu wareejiyo Wasiirka Arrimaha Dibada . Sidaana waxaa lagu Sheegay Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka…

          Read More

            Hawlgalo ay Si Wada Jir ah Magaalada Muqdisho uga Fuliyeen Ciidamada Dawlada iyo Kuwa Amisom

            Muqdisho 12.Aug (SDN) Ciidamada dowlada soomalia iyo kuwa midowga africa amisom ayaa habeenkii xalay waxa ey howgalo baaritaana ah si wadajir ah uga sameeyeen qeybo kamid ah degmada yaaqshid ee gobolka banaadir howlgalkaan oo baaxadiisu balaarneedislamarkaana ey si wadajir ah ufulinaayeen ciidamada dowlada gaar ahaan kuwa nabad sugida iyo ciidamada nabad ilaalinta midowga africa africa…

            Read More

              Guddoomiyihii hore ee Ha’yadda qurbo-joogta Oo Xukuumadda ku ammaanay derajooyinka ciidammadda

              Finland 12.Aug  (SDN)- Guddoomiyihii hore ee Ha’yadda qurbo-joogga Somaliland Mudane Saleebaan Maxamed Faarax, ayaa maanta soo dhaweeyay tallaabadda xukuumadda Somaliland ay ku hirgelisay  derajooyinka ciidammadda kala duwan ee dalka, waxaanu arrintaasi ku sifeeyay qodob weyn oo xukuumaddu fulisay oo shacbiguna ku diirsadeen. Sidaasna waxa uu ku sheegay war-saxaafadeed uu saaka ka soo saaray dalka Finland…

              Read More

                Saraakiisha Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku Dhawaaqay Weeraro ka dhan ah Al Shabaab

                Baladweyn 12.Aug (SDN) Kumanaan Ciidan oo kamid ah Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo Dhawaan tababar Ciidan loogu Soo Gabagabeeyey Duleedka Magaalada baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa la Sheegey in Ciidamadaasi ay weerar ku yihiin Goobaha ay ku sugan yihiin Ururka Al-Shabaab ee ka tirsan Gobolka Hiiraan. Saraakiisha Ciidamada Gobolka Hiiraan oo la Hadlay…

                Read More

                  Af-hayeenka Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo ka Hadlay Kulamo ay Hargeysa Kula Yeesheen Wafti ka socda Qaadhaan-bixiyayaasha Caalamka

                  Hargeysa: 12-Aug-2013 (SDN)Af-hayeenka Guddida Doorashooyinka Somaliland Maxamed Axmed Xirsi (Geelle)ayaa ka warbixiyey  kulan ay maanta la yeesheen wafti ka socda Qaadhaan-bixiyayaasha caalamka oo  Somaliland ka taageeri doona Diiwaan-gelinta mawaadiniinta  oo lagu talo jiro inay dalka ka qabsoonto. Af-hayeenka oo maanta u warramayey Idaacadda BBC-da Laanteeda Afka Somaliga, ayaa ugu horrayn sheegay inay khubarada ka socotay…

                  Read More

                    “Derajooyinkani Waxay ciidammadda ka dhigayaan kuwo karaamo leh oo muujinaya in horusocod jiro” Taliyaha Socdaalka {DAAWO}

                    Hargaysa 12.Aug (SDN) Taliyaha ciidanka laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle sare Maxamed Yuusuf  ayaa Maanta guul weyn oo qaranka u soo hoyatay ku tilmaamay derajooyinka ciidammadda ee la siiyay toban kun oo askari. Taliyaha Laanta socdaalku waxa uu sheegay in madaxweyne Siilaanyo uu ku guulaystay dhaqan gelinta darajooyinka ciidammadda  oo wax ka taraysa haybadda qaranka, Gaashaanle…

                    Read More

                      “Derajooyinku waa mid saamaynteeda leh oo soo celinaysa kala dambayntii ciidammadda” Taliyaha Ciidanka Asluubta {DAAWO}

                      Hargaysa 12.Aug (SDN) Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Sheegay in darajo bixinta Ciidamadu ay tahay Haybada Qaranimada laga dheehdo . Taliyaha Ciidanka Asluubtu waxa uu hambalyo u diray Madaxweyne Siilaanyo oo ka dhabeeyay balanqaadkii xiligii uu ku Jiray Ololaha doorashada Madaxtooyada,Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland  waxa kale oo uu…

                      Read More

                        Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay Derejo bixinta Ciidamada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 12.Aug (SDN) Gudoomiye  ku xigeenka gudida joogtada ah cawil xuseen  oo ay wehelinayeen  xildhibaanada gudida joogtada ah  ayaa  hambalyo u diray madaxwaynaha somaaliland md axmed maxamed maxamuud siilanyo iyo gudidii kala saarista derejooyinka ciidamada qaranka  waxana uu gudoomiye ku xigeenka gudi hoosaadkaasi shaaca ka qaday  in golaha guurtidu  siin doonaan  shahaado sharaf gudidii kala…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia oo u Jihaystay Caasimada Uganda ee Kampala

                          Muqdisho 12.Aug (SDN) Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho,  iyagoo ku sii jeeda magaalada Kambala ee dalka Uganda. Wafdiga uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamanka Mahad Cabdalla Cawad, guddoomiyayaasha guddiyada joogatada ah ee baarlamanka iyo xildhibaano kale. Safarka…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Gusub ee Gobolka Gal Gaduud oo ka Hadlay Waxyaabaha uu Maamulkiisu xooga saari doono

                            Muqdisho 12.Aug (SDN) Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye  oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xoogga saari doonaan xasilinta ammaanka gobolka, iyo sidii loo kobcin lahaa ilaha dhaqaale ee gobolka islamarkaana loo soo nooleyn lahaa dhamaan adeegyada ay bulshadda u baahanyihiin. “Waxaan ku dadaali doonaa dhismaha iyo…

                            Read More

                              Farmaajo oo Casho Sharaf la Qaatay Ardayda Ka Qalinjebisay Ohio (Daawo)

                              Columbus Aug 12,2013(SDN)-Hay’adda SOMALICAN ayaa waxa ay soo abaabushay xaflad qalinjabin ah oo loo qabanayay ardada Soomaaliyeed ee ka soo baxday dugsiyada Sare, Jaamacadaha, iyo Kulliyadaha gobolka Ohio, iyada oo ardada lagu dhiiri galinayay waxbarashadooda.     Waxaa xafladan ka soo qeybgalay arday, aqoonyahanno, siyaasiyiin, mas’uuliyiinta Gobolka Ohio sida Duqa Magaalada Columbus Michael B. Coleman,…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Markii u Horaysay ka hadlay derajo bixinta Ciidamada

                                Hargaysa 12.Aug (SDN) Gudoomiyaha galaha guurtida md Saleebaan Maxamuud Adan  oo ay wehelinayeen gudida joogtada ah ee golahaasi  ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta golahaasi ee magaalada Hargaysa waxa uu ku hambalyeeyey maxadwaynaha somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo gudidii u xil saarnayd bixinta derejooyinka Ciidamada Godoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamud Adan …

                                Read More

                                  “Xisbiga Kulmiye waxa uu u rajaynayaa in gudida qiimaynta derejooyinku ay waxii tabashooyin ah ee jira si degdeg ah u dhameeyaan” Gudoomiyaha X.Kulmiye

                                  Hargaysa 12.Aug (SDN) Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa maanta war saxaafadeed ay ka soo saareen xaruntooda guud ee Magaalada hargaysa waxay ku bogaadiyeen talaabada uu Madaxweynaha JSl ku dhaqan geliyey bixinta derejooyinka ciidamada. War saxaafadeedka uu xisbigu soo saaray oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha xisbiga Md Muuse Biixi Cabdi oo nuqul ka mid…

                                  Read More

                                    Madaxii Hore Ee Sirdoonka Soomaaliya Oo Waraysi uu Siro Badan ku Soo Bandhigay siiyey Wargeys Kenya Laga Leeyahay

                                    Nairobi: 12-Aug-2013 (SDN) Axmed Macallin Fiqi oo ahaa Madaxii hore ee sirdoonka Soomaaliya ee loo yaqaano nabad-sugidda, ayaa waraysi uu siiyay wargeyska The Standard ee kasoo baxa dalka Kenya ku sheegay in uu ka hortagay weeraro la doonayay in lagu khaarajiyo labada hogaamiye ee ugu cadcadaa tartankii doorashadii dalka Kenya.   Shirqoolkan oo ahaa mid…

                                    Read More

                                      Wiil Uu Madaxweyne Siilaanyo Dhalay oo U Soo Biyeystay Sidii Uu Meesha Uga Saari Lahaa Wasiir Xirsi Iyo Dagaal Afka Ah Oo Madaxtooyada Ka Dhex Dhacay

                                         Hargeysa: 12-Aug-2013(SDN)-Warar Hoose  oo laga helayo Aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa  sheegaya inay Maalmihii la soo dhaafay Madaxtooyada dhexdiisa  ay isku faro-saari gaadheen Wasiirka Madaxtooyada ee Xukuumadda Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wiil uu dhalay Madaxweynuhu oo  la sheegay inuu Dibadd uga yimi sidii uu wasiir xirsi meesha  uga saari lahaa. Sida ay sheegayaan warar…

                                      Read More