Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo daboolka ka qaaday inay Beri Ciid tahay
Hargaysa 07.Aug (SDN) Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa shaaca ka qaaday inay maalinta berri ah tahay munaasibaddii ciidul fidriga, waxaanu sheegay in laga ciidayo dalka iyo dunidda islaamkaba. Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, oo ka hadlayay Masjidka Cali Mattaan ayaa sheegay in bishii laga sheegay dalalka…
