Xildhibaanno u istaagay Dhexdhexaadinta iyo Xallinta khilaafka ka Dhex Aloosan Puntland iyo Somaliya

      Garowe:Aug -10- 2013 – (SDN)Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya  oo dhawaan gaaradhay deegaanada maamulka Puntland, ayaa sheegay inay u istaageen sidii ay ku xallin lahaayeen khilaafka ka dhaxeeya maamulka Puntland iyo dowalda Federaalka Soomaaliya.   Maxamed Cabdi Yuusuf, oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Puntland, oo Warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay…

    Read More

      Xarakada Al-Shabaab oo ka hadashay Burburkii diyaaradeed Ee Muqdisho ka Dhacay

      Muqdisho:10-Aug-2013 (SDN)War kasoo baxay xafiiska Warfaafinta Xarakada dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ee ku xidhan urur-weynaha Al-qaacida, ayaa lagu sheegay in hagar daamo Dowladda Ethiopia la damacsaneyd shacabka Soomaaliyeed uu Illaahey dib ugu celiyay iyaga. Qoraal kooban oo lagu daabacay barta ay Shabaab ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu yidhi sidan: “Allaah wuxuu dib ugu celiyay cadawga Itoobiya hagar-daamo…

      Read More

        Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti iyo Wafti uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Baladwayne

        Beledweyne:9-Aug-2013(SDN) waxaa maanta gaadhay Magaalada Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan, Wafdi ka socda Dalka Jabuutioo uu  hogaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti Xasan Dharaar Hufane, Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Jabuuti Gen Fatxi Axmed Xusen iyo abaanduulaha Ciidamada Jabuuti Zakariye Sheekh. Wafdigaa waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Ugaas khaliif ee Magalada Baladwayne Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdi xakiin…

        Read More

          Dowladda Soomaaliya Oo ku Dhawaaqday Guddi Daba-gal ku Samaysa Shilkii Diyaaradeed Ee Maanta Dhacay

          Muqdisho:9-Aug-2013 (SDN) Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Guddi farsamo oo soo baadha shilkii diyaaradeed ee saaka ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Air Port sababihii keenay shilkaasi. Afhayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Ridwaan Xaaji Cabdiweli, ayaa sheegay in guddigan xukuumaddu magacowday keeni doonaan xaqiiqada sababta ay   uburburtay diyaaradani oo uu tilmaamay in cilad farsamo ay u…

          Read More

            War Deg Deg:-Diyaarad Lagu Tuhunsan yahay inay Saanad Militari Sidday oo ku Gubanaysa Garoonka Aadan Caddde.

            Mugdisho:Aug 9, 2013 – (SDN)Wararka iminka naga soo gaadhaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad loo malaynayo inay sidday saanad military  ay ku gubaneyso garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Diyaaraddan oo goor dhaweyd soo fadhiisatay Garoonka, ayaa dab qabsaday, waxana la sheegayaa inay mid ka mid ah baalasheeda dhulka ku dhufatay lamana…

            Read More

              13-Ka Haween ee u Dhaxay Boqorka Swaziland Iyo 100-Ehelakooda Ah Oo Malaayiin Doollar Ku Dalxiisaya Dunida

               Lobamba: 9-Aug-2013 (SDN)Xaasaska boqorka Swaziland King Mswati III, ayaa socdaal dalxiiseed malaayiin doollar ku kacaya ku maraya, waddamo badan oo ka tirsan qaarada Eeshiya, gaar ahaan dalalka Australia iyo Japan. Socdaalka Boqorka waxaa ka wada qayb qaadanaya saddex iyo tobanka xaas ee boqorkaasi qabo, oo ay weheliyaan ugu yaraan boqol qof oo eheladooda iyo shaqaalahooda…

              Read More

                Codsi Hore Loogu soo Diray Soomaalida oo Mar labaad dib Loo soo Cusboonaysiiyey Munaasibaddd Ciidda Awgeed.

                Dakar:Aug -9, 2013 (SDN) Kooxaha budhcad-badeeda Soomaalida, waxaa gacanta ugu jira tiro la haystayaal ah oo  kasoo jeeda qoysas fuqaro ah oo u kala dhashay dalalka Sri Lanka, India iyo Bangladesh.   Maadaama lagu Gudo jiro munaasabadda ciidda oo calaamad u ah jacayl iyo Nabadgelyo walaalaha Muslimiinta u dhexaysa, waxa ay Ehelada la haystayaashu mar…

                Read More

                  Yaabka Adduunka: Ninka Adduunka Ugu Buuran oo Gurigiisii La Dumiyey Si Dibadda Loogu Soo Saaro

                  Munich: 9-Aug-2013 (SDN)Michael Lehberger oo ah ninka ugu buuran dunida ayaa xanuun dhinaca wadnaha ah oo kusoo booday kadib, waxa uu wacay xarunta Gurmadka caafimaadka deg dega si isbitaal loogu qaado. Mucjisada dhacday, markii ay guriga yimaadeen kooxda Gargaarka Degdegga ahi, ayaa la waayay meel laga soo saaro, maadaama iriddii guriga uu ku sadex jibaarmay…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Oo Bannaanka soo Dhigay Arrin sharci Darro ah Oo Madaxda Dawladu Ku Dhaqanto

                    Mugdisho:9-Aug-2013 (SDN)Guddoomiyaha maxmakadda sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf, ayaa sharci darro ku tilmaamay in marka uu Madaxweynaha jeediyo Hambalyo ama uu qof dhintay ka tacsiyadeeyo haddana ay Guddoomiyhaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Hambalyo taa la mid ah ay u diraan Shacabka, taasoo uu tilmaamay iney hareer marsan tahay qaanuunka Dowliga ah. Ilka…

                    Read More

                      Wasiir Cabdixakiim Fiqi Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

                      Baladweyne 08.Aug (SDN) Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa halkaasi kulamo kula qaadanaya maamulka Gobolka Hiiraan. Wafdiga Wasiirka gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi waxaa ka mid ah Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq, waxaana kulanka ay maamulka la qaadanayaan ay tahay sidii…

                      Read More

                        “Maanta kii wax badan filayey iyo kii wax yar filayeyba waa Inaad isku hanaysaan derajooyinkaas” M.Weyne ku Xigeenka S.land {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 08.Aug (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Somalilland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa boqolaal qof oo ka mid ah Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa kula Tukaday Masjid Jaamaca weyn ee magaalada hargaysa. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland waxa uu hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay ku sheegay inuu ummadda reer Somaliland meel ay joogaanba ku bogaadiyay…

                        Read More

                          “DAAWO Madaxweynaha Somaliland Mawqifka Xukuumadiisa ee Shirka Brussels,Derajo bixinta Ciidamada iyo Qodobo kale”

                          Hargaysa 08.Aug (SDN) “Waxaan jecelahay in aan halkan ka cadeeyo mawqifka dawladda ee ku aadan shirka dunidu noogu baaqday ee Brussels, maadaama ay EU-da iyo Somalia wada marti-gelinayaan (Co-hosting), waxaanu u aragnaa mid dhaawacaya jiritaanka iyo qaranimada Dalkan JSL, kaasoo aan waxba kaga duwanayn shirarkii hore ee aanu diidnay, sidaa darteed kama soo-qayb-gelayno shirkaas” Sidaaa…

                          Read More

                            DAAWO Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Tukashada Salaada Ciidal Fidri ee Saaka

                            Hargaysa 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mduane Axmed Maxamed maxamuud (Silaanyo) ayaa saaka bulshada reer Somaliland kula ciiday Garoonka Xaafada Xawaadle ee kubada cagta halkaas oo uu kula tukaday kumanaan kun oo ka mida shacbiga Macaasimada Hargeysa Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayay Maanta u ahayd Markii 1aad ee Mudadii Sadexda Sanno ee Hogaaminta Qaranka uu hayay…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo hambalyo ku aaddan Ciidul Fidriga u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed

                              Mugdisho: 8-Aug-2013 (SDN) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa  Hambalyo kal iyo Laab ah u diray shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo Hambalyo ah, ayaa u dhignaa sidatan: “Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda, waxaan halkaan Hambalyo ku…

                              Read More

                                Guddoomiyaha Baarlamaanka somaliya oo Shacabka U Diray Hambalyo Ku Aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga… WARSAXAAFADEED

                                Mugdisho:8-Aug-2013 (SDN)Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa shacbiga Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga.   Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed uu munaasibadda awgeed soo saaray ku yidhi sidan: “ASCWW dhammaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeeynayaa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak, ‘HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, Alle Subxaanahu Watacaalaa waxaan ka…

                                Read More