Shir lagaga hadlayay go’ankii joojinta Qaadka iyo sidii loo caawinlaha dadkii cuni jiray oo ka dhacay manta magalada Milton Keynes

    Milton Keynes Aug 07,2013(SDN)-Shalay saacadu markay ahayd 13.15 xiliga Milton Keynes waxaa xafiiska u dooda xuquuqda dadka (Racial equality) isku imansho ama kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Somaliyeed ee Milton Keynes. Shirkaaso uu hor kacayeen Guddoomiye ku xigeenka joojinta qaadka Uk Mudane Adan Kahin isla markaana ah Xildhibaanka Deeganka Milton Keynes, Xildhibaan Yusuf Diriye,…

    Read More

      Tartankii Kubada Kolayga ee Garoonka Timcade oo la soo Gabo Gabeeyay iyo Wasiiro ka Qayb galay

      Hargaysa 06.Aug (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada,Maaliyada,iyo Macdanta ee Somaliland ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu soo dhamaystirayay tartankii koobka bisha ramadaan ee Kubada Kolayga oo ka socday Garoonka Kubada Kolayga ee Timcade . Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Kolayga Somaliland Maxamud Xasan C.laahi (Qodax) oo halkaasi ka hadlay ayaa Sheegay in tartankan oo ay ku Loolamayeen…

      Read More

        Jeneraal Gaafow Oo Digniin U Diray Shirkadaha Diyaaradaha inaanay qaadin qof sita Basaboorkii Cagaarnaa

        Muqdisho 06.Aug (SDN) Taliyaha Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Gen Cabdullahi Maxamuud Gaafow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa waxaa uu digniin u jeediyay Shirkadaha Diyaaradaha ee ka shaqeeya Dalka inaysan qaadi Karin dadka wata Baasaboorkii hore ee Cagaarnaa maadaama ay soo dhawdahay Xiligii la qaadi jiray dadka doonaya inay soo xajiyaan. Hadalka ka…

        Read More

          Dawladda Soomaaliya Oo Heshiis La Saxiixatey Shirkado Ajaaniib Ah Oo Shidaal Sahaminaya {DHAGAYSO}

          Muqdisho 06.Aug (SDN) Heshiis Wada Jir ah ay maanta Wasaaradda Kheyraadka dalka la gashay shirkad sahmin  ku sameyneysa in Soomaaliya ay leedahay shidaal iyo Saliid, oo  fadhigeedu yahay dalka Britain,  waxaana lagu magcaaba Soma Oil And Exploration,  taas oo ay ku jiraan khubaro dhinaca baarista wixi heshiiskan quseeya. Kulanka Heshiiska lagu kala saxiixanayey ayaa waxaa…

          Read More

            “Dawlada Federaalku waxay Xanibtay Deeqihii Waxbarasho ee Sudan” Agaasimaha Guud ee Waxbarashada Punt land {DHAGAYSO}

            Garowe 06.Aug (SDN) Wasaarada waxbarshada Puntland ayaa ka hadashay go’aanka DF Somalia ay ku xanibtay shahaadada Dugisga sare ee Puntland iyo deeqihii waxbarasho ee iska hortaagtay ardeyda Puntland oo Sudan sanadweliba siin jirtay. Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Garowe ayaa ka hadlay shahaadada ay bixiso wasaaradiisu…

            Read More

              Tallaabo Weyn Oo Ciidammadda Lagu Tayeynaayo {FAALLO}

              Waa dhaqan-gelinta  mashruuc horumarineed oo dalku naawilayay muddo nus qarni ku dhow oo Somaliland madax  banaanideeda ay ku naaloonaysay, waa tallaabo dawladnimadda bilaysa oo haybadda ciidankana kor u qaadaysa. Waxay ahayd qoddobadii u waaweynaa ee madaxweyne Axmed Siilaanyo ku taamayay ka hor intii aanu xilkaba qaban hirgelintooda, waxaanu ku xusay Barnaamij siyaasadeedkii xisbiga KULMIYE uu…

              Read More

                Madaxweynaha Punt land oo ku Goodiyay in la Gaadhay Wakhtigii ay ka go’i lahaayeen Somalia {DHAGAYSO}

                Garoowe 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.raxmaan Maxamed Faroole ayaa Maanta ku hanjabay in la Gaadhay Xiligii ay ka Go’i lahaayeen Somalia isagoo arrintaas ku Sabeebeeyay Khilaaf Mudo dheer soo Jiitamayay oo u dhexeeyay Maamul Goboleedka Punt land iyo Dawlada Federaalka ee Somalia . Mudane Faroole oo maanta ka hadlayay Mar uu Xafiiskiisa…

                Read More

                  Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa oo Olole Nadaafadeed iyo u diyaar garowga Ciida ka hirgalisay Caasimada

                  Hargaysa 06.Aug (SDN) Dawlada Hoose ee Caasimadda hargaysa ayaa maanta ka hadashay sida ay dawlad hoose ahaan ugu diyaargaroobeen munaasabadda Ciidul fidriga ee foodda inagu soo haysa. Mayorka Caasimadda cabdiraxmaan Caydiid (Soltelco) oo maanta warbaahinta kula hadlay goob ay dawlada hoose shaqo nadaafadeed ka waday ayaa sheegay in looga baaahan yahay dadweynaha caasimadda inay munaasabadda…

                  Read More

                    Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Gaas oo isu taagay Musharxnimada Madaxweynenimo ee Puntland(Akhriso khudbadisii)

                    Adis Ababa Aug 06,2013(SDN)-Raiislu wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Md Cabdiweli Gaas ayaa maanta kulan uu ku qabtay magaalada Adis Ababa waxa uu ku shaaciyay in uu u taagan yahay jagada madaxtinimo ee Maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya. Md Cabdiweli Gaas ayaa khudbad uu halkaa ka jeediyay waxa uu kaga waramay ujjedada uu isu soo…

                    Read More

                      Madaxweynaha Punt Land oo la kulmay Safiirka Britain

                      Garowe 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta  xarunta madaxtoyada kula kulmay wafdi ka socday Britain uuna hogaaminayo safiirka u qaabilsan Somalia Ambassador Neil Wigan. Kulankan oo ahaa mid isbarasho guud ah iyo kala war qaadasho ayaa waxa wehelinayay safiirka xubno ka socday xafiiska horumarinta iyo saraakiisha wasaarada arrimaha dibedda Britain. Wasiirada…

                      Read More

                        Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo ka Hadlay Derajo Bixinta Ciidamada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 06.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Maanta Tafaasiil ka Bixiyay qaabka loo dhamaystirayo Derajada Ciidamada kala duwan ee Wadanka. Sida uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Digreeto ku dhaqan Geliyay waxaa la faray Dhamaanba Taliyayaasha Ciidamadu inay Maalinta Ciida bixiyaan Derajooyinkii lagu…

                        Read More

                          Mujjaahid Cali Gurey:Mawqifkii Gudoomiyaha Kulmiye ee ku Aadanaa Gollaha Wadatashiga waxa uu ka Careysiiyay Wasiir Xirsi

                          Hargeysa Aug 06,2013(SDN)-Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa ka hadlay mawqifka ay Wasiir Xirsi iyo Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi ka kala qaateen Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka iyo mawqifka uu qaatay Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Mujaahid Cali Gurey oo araadiisan ku soo bandhigay bogiisa Facebook ayaa waxa uu yiri”Kooxda la…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha oo shacabka uga tacsiyadeeyey geerida Cismaan Caato

                            Muqdisho August 6, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Xasan Cali “Caato” oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. “Anigoo ku hadlaya magaca xukuumada, waxaan halkan tacsi u marinayaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday…

                            Read More

                              Heshiis dhexmaray Dawladda iyo Sharikad Sahminaysa Shidaal

                              Muqdisho Aug 06,2013(SDN)-Wasaaradda Khayraadka ee Dawladda Federalka Soomaaliya waxaa ay ku dhawaaqday maanta in ay heshiis la gashay sharikadda lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration ltd, www.somaoilandgas.com oo fadhigeedu yahay dalka Britain. Heshiiska waxaa uu u ogalaanayaa Sharikaddan in ay ka sahmiso Soomaaliya in Saliidi ku jirto , soona ururiso xog ku saabsan jiritaanka…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cismaan Caato

                                Muqdisho Aug 06,2013(SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Cismaan Xasan Cali Caato oo ka mid ahaa Xildhaannada Baarlamaankii KMGka ahaa oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa yiri “INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN, waxaan doonayaa inaan halkaan uga tacsiyadeeyo…

                                Read More

                                  Madaxweynaha Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Marxuum Cismaan Caato

                                  Muqdisho,06-August-2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii,eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cismaan Xasan Cali Caato oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxuu yiri “geeridu waa xaq waxaanna eebe uga baryayaa in Marxuum Cismaan Caato uu ka waraabiyo janadii,qoyskii,ehellada iyo shacabka Soomaaliyeed oo dhanna uu samir iyo iimaan…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo Shaaciyay Dhamaystirka Darajada Ciidamada kala duwan oo dhan 10.000 oo Askari

                                    Hargaysa 06.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa soo Saaray Xeer waxa uu ku Dhaqan geliyay Dhamaystirka Derajada Ciidamada kala duwan ee Qaran in ka badan 10,000 oo Askari oo u dallacay derajooyin kala duwan ee u dhexeeya Alifle ilaa Sareeye-Gaas. Warsaxaafadeed ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada kuna Saxeexan yahay…

                                    Read More