Madaxweyne Siilaanyo Waakan Maanta Waqooyiga Hargeysa ku Tukadaye Ma waxa uu Hibanayaa hiirTaanyadii uu ka qaaday Reer A/dhagax Furitaankii Ciyaaraha Gobolada?
Hargeysa: 8-Aug-2013 (SDN)Madaxweynaha Somaliland md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta salaaddii ciidulul-fidriga iska baal maray shacab badan oo ku sugayey Masjid-jaamaca Hargeysa, isagoo doorbiday inuu shacabka Garoonka Xawaadle oo ku yaalla Dhinaca waqooyi ee Magaalada Hargeysa la tukado salaadda. Madaxweynaha oo intuu madaxnimadda dalka hayey looga bartay inuu ku Tukado Masjid-jaamaca weyn ee Hargeysa,…
