War Deg Deg ah: Shaqaalihii doontii ku Qarqoontay Xeebaha Yemen oo Dhamaantoodba Badbaaday
Dubai 04.Aug (SDN) Doontii u rarnayd Ganacsatada Somaliland ee Todobaadkii Tegay ku Qaraqantay Xeebta u dhaxaysa Wadamada Somalilland iyo Yemen ayaa lagu soo Waramayaa inay ka badbaadeen 11 qof oo ka Mid ah Naakhuudayaashii iyo Hawl wadeenadii kale ee Doontaasi saarnaa . Warku waxaa uu Intaas ku darayaa in Shaqaalaha Doontaas uu Badbaadiyay Markab laga…
