Tacsi :SULDAAN DAAHIR SULDAAN AMIIN SULDAAN FAARAX Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 03/08/2013 Ujeedo: Tacsi Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Alle Ha…

    Read More

      TaliyahaCiidanka Xeebaha Somaliland oo Markiii Ugu Horraysay Ka Hadlay Doonni Xoolo Sidday oo Muddo lagu la’yahay Xeebta Badda Cas

      Hargeysa:3-aug-2013-(SDN)Taliyaha Ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland Admiral  Sarreeye Guuto Axmed Aw-cismaan Cabdi, ayaa sheegay inaan ilaa hadda  meel ay Jaan iyo Cidhib dhigtay la haynin  Dooni u Rarnayd Ganacsato reer Somaliland ah oo dhawaan xoolo ka qaadday Dekedda Berbera. Taliyaha Oo Maanta u Warramayey qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa tilmaamay in lagu waday…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Umadda ka Taciyadeeyay Geeridii Naxdinta Lahyed ee Ku Timi Suldaanka Guud ee Beesha Ayuub

        Hargeysa Aug 03,2013(SDN)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Golayaasha Qaranka, Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Shacbiga Somaliland, isaga oo ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid SULDAAN DAAHIR SULDAAN AMIIN SULDAAN FAARAX oo Xalay ku geeriyooday 03/08/2013 Dhakhtarka Hargeysa laguna aasay maanta Hargeysa. Madaxweynuhu waxa uu MARXUUMKA…

        Read More

          Laanta Uk ee Xisbiyada Mucaaradka ee Ucid iyo Wadani oo tageeray heshiiskii labada Gudoomiye daawo sawiro iyo Video

          London 03 August 13(SDN)  kulan ay ku yeesheen Galbeedka Magaalada London labada Xisbiyada  Qaranka  ee Waddani iyo Ucid. kulankan oo ay abuubulkiisa iska kaashadeen Xoghayayaasha labada xisbi ee Ucid iyo Waddani Mudane  Cabdilaahi  Xuseen Shaqale iyo Mudane Mustafe A/lahi Ali, ayaa dabasocday heshiiskii labada Xisbi ku gaadheen Magaalada Hargeysa 24Jun 2013, uuna ka soo baxay…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Kampala

            Kampala, 03 August 2013(SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda si ay uga qeyb galaan shirka waddamada ay ciidamada AMISOM ka joogaan Soomaaliya. Madaxweynaha waxaa wafdigiisa ka mid ahaa Wasiirka Difaaca, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada, xildhibaanno, diplomaasiyiin…

            Read More

              Wasiir samaale oo kulan lagu dardar gelinayo Dakhliga wasaaradaha la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Somaliland

              Hargeysa:3=aug-2013(SDN)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda  Somaliland Cabdi-casiis Maxamed Samaale, ayaa  Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaradaha Dalka Somaliland. Kulankan oo u jeeddadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa Dakhl-kooda ayaa ka qabsoomay Xarunta Guriga shaqaalaha Somaliland.   wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ugu horrayn kulankan ka hadlay,  ayaa Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha…

              Read More

                Hargeysa: Maalmaha Ciidda oo si weyn loogu diyaar garoobayo iyo shacabka oo la ildaran cidhiidhi Ragaadiyey Suuqa Waaheen

                Hargeysa:3-aug-2013(SDN)Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Jamhuuriyada Somaliland, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo dhinaca ganacsiga ah, waxana ay dadweynuhu si weyn ugu  diyaargaroobayaan Maalmaha Ciidda oo kaabiga inagu soo haya. Badiba shacabka gaar ahaa Hooyooyinka iyo Carruurta, ayaa si aad ah u buux-dhaafiyey suuqyada waaweyn ee Lagu iibiyo waxyaabaha kala duwan ee lagu labisto Maalmaha Ciidda…

                Read More

                  Arrimaha la filayo in lagaga Hadlo shirka Berri ka furmaya Magaalada Kampala

                  Muqdihso:3-aug-2013(SDN)Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafti  uu hogoominayo, ayaa  ayaa u duulay magaalada Kampala ee dalka Uganda, iyadoo ay  halkaasi kaga sii horrayso wasiirkiisa Arrimaha Dibadda  Fowziyo Yuusuf Xaaji.   Ujeeddada madaxweynaha ayaa ah sidii uu uga qeyb gali lahaa kulan maalinta berito ah ka furmaya magaalada Kampala ee dalka Uganda, oo ay ka…

                  Read More

                    Maayarka Magaalada Burco iyo Ku Xigeenkiisa oo Maamuus ka Xayuubin lagu soo Oogay

                    Burco 03.Aug (SDN) Koox Mudaneyaal ah oo ka tirsan golaha deegaanka magaalada Burco ayaa soo jeediyay Mooshin lagu doonayo in xilka lagaga xayuubiyo Maayarka magaaladaasi Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Muraad iyo Maayar ku xigeenkiisa mudane Muxumed Xasan. Maayarka Magaalada Burco Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Muraad iyo Maayar ku xigeenkiisa mudane Muxumed Xasan, ayaa lagu soo eedeeyay qoddobo…

                    Read More

                      DHEGEYSO:Guddoomiyaha Banaadir oo leh Somaliland iyo Puntland Odey Dhaqameed baa Nabadeeyay Aaway Kuwii Banaadir

                      Muqdisho Aug 03,2013(SDN)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Maxamuud Tarsan ayaa ka waramay sababha uu sheegay in Muqdisho nabada loogu diidan yahay. Sidoo Kale Tarsan waxa uu sheegay in Somaliland iyo Puntland ay nabadeeyeen Madax DHaqameedyo arinkaa isu taagay Balse waxa uu isweydiiyay halka eey mareen Wax garadkii Muqdisho,DHEGEYSO/DAAWO.

                      Read More

                        Dawladda Maraykanka oo albaabada u xidhaysa 21 Safaaradood oo ay dalalka Islaamka ku leedahay, soona saartay digniin caalami ah

                        Washington August 2, 2013 (SDN/CNN)- Dawladda Maraykanka ayaa soosaartay digniin la xidhiidha daahfurka khataro ka iman kara weeraro Argagixiso oo ay Al-Qaacida iyo ururada ku xidhani fuliyaan Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika iyo meelo ka baxsan, iyadoo digniintani tahay mid caalami ah oo lala socodsiinayo socdaalayaasha adduunka. Digniintan oo ay wasaaradda Khaarajiga USA goor dambe oo…

                        Read More

                          Dhalinyarada Beesha Bariga Hargeysa Oo Wasiirka Duulista iyo Hawada ku Eedeyey inuu Sigaara u Cadaadiyo Kana Qadiyey Boosas Shaqo Oo Ka Banaanaday Wasaaradaas Oo Hab Beeleed loo qaybsaday

                          Hargeysa03/8/13(SDN)Dhalinyarada Beesha Bariga Hargeysa ayaa Wasiirka Duulista iyo Hawada ku eedeyey inuu sigaara u cadaadiyo Kana qadiyo Boosas shaqo oo Ka banaanaday Wasaaradaas ,Gudida dhalinyarada Beeshan oo War Murtiyeed ay manta kasoo saareen Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay kaga hadleen ,Arimo dhawra ayaa waxay baaq culus ugu direen Madaxweynaha iyo Golaha Xukuumada Somaliland .Baaqan ay…

                          Read More

                            Baladweyne oo laga arrinsanayo Amnigeeda Xili ay Falal Amaan daro ka Jiraan

                            Baladweyne 02.Aug (SDN) Kulan magaalada Baladweyne ay ku yeesheen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan ayaa looga wada hadllay arrimo la xiriira nabad-galyada guud ahaan gobolka, gaar ahaa magaalada Baladweyne oo maalmihii ugu danbeeyay ka jireen falal ammaan darro. Markii uu kulanka soo dhamaaday kadib waxaa warbaahinta la hadllay guddoomiye ku-xigeenka arrimaha nabad-galyada maamulka gobolka Max’ed Ibraahim…

                            Read More

                              Morgan Tsvangirai oo Xili Horeba Qaadacay Natiijada doorashadii Dalka Zimbabwe iyo Eedayn uu u Jeediyay Madaxweyne Robert Mugabe

                              Zimbabwe 02.Aug (SDN) Ra’isul Wasaaraha Zimbabwe Morgan Tsvangirai ayaa diiday natiijooyinka doorashadii Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday arbacadii shalay, isagoo sheegay in wax isdaba marin ay ka dhigtay doorashadaasi mid aan si sax ah u dhicin. Isagoo wariyeyaasha la hadlayay , ayuu Mr. Tsvangirai ku celceliyay eedo la xiriira cod ku shubasho oo uu u…

                              Read More