Gudi Hoosaadka Khayraadka Debiiciga ah ee Golaha Wakiilada oo Soo Kormeeray Xarumaha Sahanka Shiidaal baadhista

    Hargaysa 02.Aug (SDN) Guddida deegaanka & khayraadka dabiiciga ah oo golaha Wakiiladda ayaa kormeer ku soo sameeyay labadii cisho ee ugu danbeeyay xarumaha shirkadda sahanka Shiidaalka Genel Energy ee magaaladda Burco, halkaas oo ay kulamo kula yeesheen Madaxda Shirkadaasi. Warsaxaafadeed ay Guddidu ka soo saartay Kormeerkoodaas ayaa waxa uu u dhignaa sidan:- Guddida Deegaanka &…

    Read More

      Dabaal Dega 15 Guurada Aasaaska Punt land iyo Jewigii Madasha DAAWO SAWIRO

      Garowe 02.Aug (SDN) Waxaa magaalada Garowe ee Xarunta Punt land lagu qabtay xaflada sanadguruada 15-aad ee ka soo wareegtay asaaskii Puntland ayna ka soo qaybgaleen madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ,ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ,taliyaaasha ciidamada iyo hayadaha amaanka ,wasiirada xukuumadda ,mudanayaasha Barlamanka ,Issimo ,Culimo ,ururada haweenka iyo dhalinyarada…

      Read More

        Madaxweynaha Puntland oo Weeraray dawlada dhexe(DHEGEYSO)

        Garoowe Aug 02,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland ayaa khudbad uu ka jeediyay madashii xuska sanadguuradii 15 eee ka soo wareegtay aasaaskii maamulkaas waxa uu si ba’an uGu weerary dawlada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa khudbadiisa ku sheegay in dawlada haatan dhisani ay ka gaabsatay ku dhaqanka dastuurka dalka isla markaana ay cilaaqaadka u jari doonaan….

        Read More

          Agaasimaha Wasaarada Kaluumeysiga oo ka hadlay Heshiiska Badda e Somaaliya iyo Shirkada Reer Holland iyo Kaluumeysato Xaaluf ku heysa Badda

          Hargeysa Aug 02,2013(SDN)-Agaasimaha Wasaarada Kaluumeysiga Somaliland Md Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase ayaa ka waramay heshiis dhawaan ay kala sexeexdeen Dawlada Soomaaliya iyo Shirkad Holland laga leeyahay oo sugi doona xuduudaha bada. Heshiiskan ayaa sidoo kale shirkada Atlantic Marin and Shore Group waxa uu u fasaxayaa in ay iib geyso kheyraadka bada ee Soomaaliya. Agaasimaha Kaluumeysiga…

          Read More

          Xiddigii Reer Ecuador Christian Benitez Ayey Naftu Ka Uguugtey Markii uu Afweynta u Dhacay(Heart Attack) By Jaahuur.

          Doha-Qatar-Aug-01-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta ula qaxaynaa xagaa iyo carigaa Qadar oo xiddiggi reer Ecuador Christian Benitez una ciyaara naadiga  AL-jaish Club ayaa afweynta dhulka darsadey,markii uu wadnahu istaagey. Meydkii Christian Benitez ayaa loo qaadey wadankiisii Khamiistii ,markii aynu saddexdii cisho ee aynu soo dhaafney uu ku dhintey dalka Qadar caasimaddiisa Doha. Christian Benitez oo naaneystiisa…

          Read More

            Maamul Goboleedka Punt land oo Caawa u dabaal degaya 15 Guuradii Aasaaskiisa Daawo

            Garowe 01.Aug (SDN) Xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe ayaa caawa waxa ka socota sanadguurada xaflada sanadguurada 15-aad ee ka soo wareegtay asaaskii dowladda Puntland. Madaxda dowladda uu hogaaminayo Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa ka soo qaybgalaya ,xubnaha bulshada rayidka ah iyo marti sharaf ajaanib ah. Sugaan ayaa lagu soo bandhigi doonaa ,waxana khudbad jeedinaya Dr.Farole…

            Read More

              “Inkastoo Al-shabaab ay dilal ka geysato dalka qaybo ka mid ah oo ay ka mid tahay Baladewyne, hadana weli waxaa jira amaan” Afhayeenka AMISOM

              Muqdisho 01. Aug (SDN) Afhayeenka AMISOM oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa qiray inay Muqdisho iyo Gobolada Dalka qaarkood ka dhacaan falal lagu dilay dad aad uga dhex-muuqda bulshada Soomaaliyeed, balse weli uusan amaanku ahayn mid faraha ka baxay. Col. Cali Aadan Xumad oo sheegay in AMISOM iyo DF ay wadaan qorshe ay ku xasilinayaan…

              Read More

                Maamulka Cisbitaalka Guud ee Hargaysa oo ku Baaqay in Bukaan Jiifka la Soo Kaalmeeyo Bishan Ramadaan

                Hargaysa 01.Aug (SDN) Agaasimaha Isbitaalka Guud  ee  magalada Hargeysa Dr,Axmed Xaji Cumar Askar,ayaa ugu baaqay Ganacsatada Somaliland inay Bisha Ramadaan  ay Sekedooda  wax ugaga deeqaan Bukaan jiifka  ku sugan  Isbitaalka  Maskaxda  iyo  Isbitaalka  Guud  ee caasimada. Agaasimaha Isbitaalka Guud waxa uu sheegay in Guddiga Caafimaadka ee  gobolka Marodi-jeex ay hore ula xidhiidheen dad ka mid…

                Read More

                  Taliye ku Xigeenka Booliska oo Lugtii 2aad ee Kormeerkiisa ku tagay Magaalada Laascaanood

                  Laaas Caanood 01.Aug (SDN) Wefti uu Hogaaminayo Taliye ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed Fooxle ayaa Galabta Kormeer ku Tagay Magaalada Laascaanood isla markaana Kulllan la qaatay Ciidamada Booliska .   Taliye ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland waxa uu Warbixin ka dhagaystay Madaxda Ciidanka booliska ee Gobolka Sool oo Sharaxay Xaalada…

                  Read More

                    Shirka Golaha Wasiirada oo su’aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida

                    Muqdisho, August 1,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo su’aalo lagu weydiiyay Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabadsugida Qaranka. Kulankana ayaa inta badan looga hadlay arrimaha ku aadan sugida amniga ee dalka, waxayna goluhu warbixino la xariira ammaanka…

                    Read More

                      Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka Hadashay fariinta Todobaadka Naas Nuujinta Caalamiga ah

                      Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada Caafimaadka Jamhuriyada Somaliland Mud, Saleebaan Ciise Axmed (xagla  toosiye)ayaa War-saxaafadeed  uu Maanta  soo saaray  si balaadhan ugaga hadlay  Xuska todobaadka Naas-nuujinta oo Sanadkasta Caalamka Laga xuso Todobaadka ugu  horeeya ee bisha Ogost. Wasiirka caafimaadku Mud, saleebaan waxa uu war-saxaafadeedkaas  ku faah-faahiyey  faa’iidada   Naas-nuujintu u leedahay Hooyada,Ilmaha iyo Qoyskaba.waxaanuu xusay in…

                      Read More

                        Jimciyada Samafalka Al Raxma oo Caruurta Qoysas Agoomaha ah u Qaybisay dharka Ciida

                        Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirada  Wasaaradaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Xidhiidhka Golayaasha iyo Cilmi Baadhista iyo Wasiirka diinta iyo Aw Qaafta ayaa maanta kaga  qayb galay Huteel Maansoor  ee magaalada Hargeysa  Xaflad ay Jimciyada samafalka  Wadaniga ah ee Al-raxma ugu qaybinaysay caruurta  Kun iyo Boqol Qoys oo agoon dan yar  ah oo ay ugu tala galeen inay…

                        Read More

                          Awaamiir uu Soo Saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada  Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mud, Cali maxamed Waran Cadde, ayaa soo saaray  Degreeto  Ku wajahan  Dib u habaynta iyo Bilicda  Magaalooyinka  dalka. Degreetadan Wasiirka arimaha Guduhu soo saaray ,waxa  lagu socodsiiyey   maayirada degmooyinka  Hargeysa, Berbera, Boorame, Burco,  Gabilay iyo Laas-caanood iyo dhammaan Gudoomiyayaasha Gobolada Degmooyinkaasi, Waxa  Wasaarada arimaha Guduhu Ku…

                          Read More

                            Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Soomaaliya oo Beeniyay eed uga timi Kooxda La Socodka Soomaaliya

                            Muqdisho Aug 01,2013(SDN)-Shir Saxaafadeedkaan wuxuu la xiriiraa eedeymo aan xaqiiqooyin la taaban karo ku qotomin oo ku xusan warbixintii u danbeysey ee kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan dabagalka Cunaqabateynta Soomaaliya iyo Eritrea, taasoo meel ka dhac ku aheyd shakhsiyadeyda, kana hor imaaneysey waxqabadkii iyo halgankii dheeraa ee aan u galey dagaalkii ka dhanka ahaa kooxaha…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Soo Saaray Wareegto kor Loogu qaadayo Bilicda Magaalooyin Dalka

                              Hargeysa:1-Aug-2013 (SDN)Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali maxamed Warancade, ayaa Goor dhaweyd soo saaray Wareegto uu ku Amray in kor loo qaado la Bilicda Magaalooyinka, isagoo amar ku siiyey dadka Guryaha Goobaha Faras-magaalayaasha ah  inay Hortooda Dhigaan Mar-mar si quruxda Magaalooyinku u muuqato.   Wareegtadani uu maanta soo saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed…

                              Read More