hadaan tahriibi lahaa madaxtooyada miyaan laygu casuumeen?udub way tagaysaaye ha tahriibina maxa ka danbeyey!!!!!!!
asalaamu calaykum wa raxmatulaah waxaan marka hore u mahadnaqayaa dhamaan hawl wadeenada shabakadan ii suura galisay inaad aragtidayda ila wadaagtaa. marka xigta waxaan leeyay ramadaan kariim dhamaan umada muslimiinta ah. (KampalaSDN) Aan u sii durko dhinaca mawduucaygu iga xigo, sida aynu wada ognay beryahan dabe waxa inagaga qaylisiisay tahriibta ama tacabirka kaasoo si xawliya ugu…
