Xasan Daahir Aways oo Villa Somalia Lagu xabisi Doono
Ilo-wareedyo u dhuun daloola xaaladda Guud ee Xasan Daahir Aweys, ayaa waxa ay sheegayaan in Sheekha lagu wado in loo soo wareejiyo xarunta madaxtooyada ee soomaaliya . Wareejinta wadaadka ayaa la sheegay in looga gol leeyahay qancinta odayaashii ka keenay magaalada cadaado iyo weliba maamulka Ximin iyo Xeeb oo aad uga xumaaday habka loola…
