Siyaasi u Sharaxan Madaxtinimada Puntland oo ku Baaqay in Baarlamaanka laga Saaro Xildhibaanada Sooliyo Sanaag

    Garoowe July 29,2013(SDN)-Siyaasi u taagan xilka madaxweynenimo ee maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in gebi ahaanba baarlamaanka Puntland laga saaro xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag. Musharaxa madaxweyne Maxamed Maxamuud Xirsi ayaa sidaa saxaafada u sheegay mar uu ka hadlayay goaan dhawaan ay gaaren baarlamaanka Puntland oo lagu sheegay in xildhibaanada cusub lagu soo dooran…

    Read More

      Maareeyaha Wargeyska Hubaal:Haddii maanta xukuumadda Siilaanyo saddex jirsatay oo ay damaashaadayso annaguna waxaanu ku xusaynaa sanad guuradayada Cabudhin iyo Xukun iyo xadhig

      Hargeysa July 29,2013(SDN)-Maareyaha Wargeyska HUBAALee u xaniban Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa isbarbar dhigay sanadguurada Xukuumada Kulmiye iyo ka wargeyska HUBAAL mar uu u waramay saxaafada. Wargeyska Hubaal iyo masuuliyiinta ka hawgala ayaa Xukuumada Somaliland isugu dartay  isku day dil,xadhig iyo Cabudhin mudadii sanadka aheyd ee ay jirtay. “Cadadkii  u horreeyey ee Wargeyska Hubaal waxa uu…

      Read More

        Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Qoraal ku soo Bandhigtay Wax-qabadkeedii Saddexda Sano ee ay Xilka Haysay

        Hargeysa:29july-2013 (SDN)Xukuumadda  Talada Dalka Somaliland Haysa oo saddex jirsatay maalintii Sabtida ee 27-kii bishan July, ayaa maalmahanba ku hawllanayd sidii ay u soo koobi lahayd waxqabadkeeda iyo tallaabooyinka horumarineed ee u qabsoomay muddadii ay jirtey.   Xukuumadda Somaliland ayaa muddadaa ay jirtey ku tallaabsatay xagoogaa horumar ah oo muuqda inkastoo ay  wali hadhsan yihiin intii…

        Read More

          AL-shabaab oo weerarro la beegsatay Garoomo Diyaaradeed oo Meelo kala duwa ku yaalla

          Gedo:29-july-2013(SDN) Ciidamo ka tirsan ururka Alshabaab  oo aad u hubasyan ayaa habeenimadii xalay  weerar ku qaaday  fadhiisimo ciidamada dowladu ay ku leeyihiin  meelo kala duwan oo dalka ka mid ah.   Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab ay weerareen Agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowlada Soomaaliya.   Dhanka…

          Read More

            Xubno uu ka mid yahay Ismaaciil Buubaa oo Gole siyaasadeed kaga dhawaaqay Muqdisho

            Muqdisho: 29-JULY-2024 (SDN) Waxaa maalintii shalay oo sabti ahayd magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay Golaha Midnimada Qaranka iyo Badbaadinta Dowladda Soomaaliya. Golahan ayaa ah mid ay  ku midoobeen Siyaasiyiin, aqoonyahanno iyo waxgarad soomaaliyeed, waxana lagu dardar gelinayaa arrimaha Dawladda federalka somaliya. Professor Ismaacil Hurre Buubaa oo ka mid ah xubnaha ku jira golahan oo u warramayey…

            Read More

              Xubno ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland oo si Buuxda ugu dhawaaqay inay Taageersan yihiin Golaha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka

              Hargeysa :-29-july-2013 (SDN)  Qaar ka mid Aqoonhanka Reer Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay taageero buuxda la garab taagan yihiin Golaha wadatashiga iyo Toosinta qaranka oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Shir jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Hutel Xaraf  ee Magaalada Hargeysa, ayey Aqoonyahankani ku sheegeen in hiil u yihiin 16-kii qodob…

              Read More

                u gar-gaaran Bisha Ramadaan Agoonta-Derbi jiifka iyo Cisbitaalada ay ku jiraan dadka dhimirka wax ka qaba

                BAAQ SAMAFAL AH . 29/07/2013 Ujeedo :- u gar-gaaran Bisha Ramadaan Agoonta-Derbi jiifka iyo Cisbitaalada ay ku jiraan dadka dhimirka wax ka qaba. Sida aynu la wada socono waxay ku jirnaa 10 casho ee ugu dambeeyey bishii khayrka badneyd ee RAMADAAN.Haddaba waxaanu ka codsanaynaa dhamaan shacabka Muslimiinta ah,gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo…

                Read More

                  Xukuumadda Siilaanyo oo wax Qabadkeeda ka Tirtirtay Doorkii Muuqday ee uu Maxamed Xaashi ku lahaa

                  Hargeysa :-29-july-2013 (SDN)Xukuumadda Axmed Siilaanyo oo habeenkii xalay xaflad ay ku iftiiminasyso waxyaabihii u qabsoomay muddaddii saddexda sano ahayd ee ay talada Dalka Haysay, ayaa Film Dokumentary ah oo dhamaanba masuuliyiinteedu ku jireen ka saartay Wasiirkii Hore Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi. Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa isagu ahaa mishiinkii…

                  Read More

                    Wargeyska Hubaal oo sanad Guuradiisii 1aad ku soo dhaweeyay Xarig,Caburin iyo Daartoodii oo Duntay

                    Hargeysa July 29,2013(SDN)-Wrgeyska madax banaan ee ka soo baxa magaalada Hargeysa HUBAAL ayaa todobaadka u dabaal degi lahaa sanad guuradoodii kowaad hadaan Xukuumada Somaliland kula kicin Caburin iyo xarig. Sidoo kale Xaruntii Xisbiga oo Boolis ku nool yihiin ayaa daartii ku xeereyd ay sababo aan la garaneyn u duntay. Tafatiraha Wargeyska Hubaal Xasan Cabdilaahi Keefkeef…

                    Read More

                      Weedhihii Mas’uuliyiinta Qaranku ka Jeediyeen Marti qaad ay u sameeyeen Qurbejooga oo ay ku lamaanayd Soo Bandhigida Waxqabadka dawlada

                      Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Caawa ka qayb galay Munaasibad uu ugu Talo galay inuu Qurbejooga Somaliland Warbixin kaga Siiyaan Waxqabadkii u Hirgalay Xukuumada Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta qaranka haysay taas oo lagu qabtay Huteel Maansoor . Waxaa halkaas ka hadlay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada…

                      Read More

                        Madal loogu dabaal degayo 3 Guurada Xukuumada,Iyo Iftiiminta Boogaha lagu Qarinayo Muraayada Akhtarka ah

                        Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud   siilaanyo ayaa caawa Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa  Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad  ballaadhan  ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka…

                        Read More

                          Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay Mushaaraadka Ciidanka

                          Muqdisho July 28, 2013(SDN)- Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo looga dooday qodobo dhowr ah oo ay ka mid aheyd Miisaaniyad gaar ah oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa sidoo kale diirada lagu…

                          Read More