Laascaanood oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Wiilkii Ku Guulaystay Tartankii Qur’aanka ee Xukuumadu qaban qaabisay
Laascaanood 28.July (SDN) Waxaa maanta Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool si Mug leh loogu soo dhaweeyay C.risaaq C.laahi Maxamed oo ah Wiilkii kaalinta 1aad ka Galay Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland soo qaban qaabiyay. Soo dhawaynta ardaygan ayaa waxaa ka qayb qaatay madaxda laamaha dawlada,Culimaa-udiin,iyo Waxgaradka ku dhaqan Magaalada Laascaanood. Isu…
