Qaybtii Labaad ee Tariikhdii Xaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) Dawasho Wacan
London 28July13(SDN) Qaybtii Labaad ee Tariikhdii Xaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) Dawasho Wacan.

qurbejoog
London 28July13(SDN) Qaybtii Labaad ee Tariikhdii Xaji Cabdi Xuseen (Cabdi Waraabe) Dawasho Wacan.
Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey…
Hargaysa 27.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa waxa uu qasriga madaxtooyada ku qaabiley Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo ka mid ah Culimada waa weyn ee Gobolka Awdal oo ku Guulaystay abaal Marinta Caalamiga ah ee Macalinka ugu Wanaagsan Adduunka . Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo Qur’aanka Kariimka ah ka…
Hargaysa 27.July (SDN) Waxay ku beegnayd 26 bishii June 2010kii Markii Shacabka Somaliland ay u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada oo ahayd wareegeedii labaad. Waxaa ku Loolamayay Sadex Xisbi,Sadex Murashax Madaxweyne iyo ku Xigeenadoodii oo ku lamaanaa. Waxay ahayd Mucjiso in Xisbigii ugu Tunka Weynaa Mucaaridka Somaliland ee Kulmiye uu ku Guulaysto kala badh iyo…
Muqdisho July 27,2013(SDN)-Al Shabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo dad ku dhinteen oo ka dhacay safaarada Turkigu ku leeyahay Muqdosho maanta. “Qaraxan ismiidaaminta ah waxaa lala beegsaday xarun ay deggen yihiin shaqaalaha safaaradda Turkiga oo ku taala meel ku dhow isgoyska KM-4, waxaana ku dhintay saddex qof oo qof ka mid ah uu ahaa…
Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Shacabka Somaliland uga Mahadceliyay Sidii Qiimaha Badnayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen . Wasiirka Cusub ee Amuuraha Dibadu Waxa uu intaas ku daray inuu Wada Shaqayn buuxda la yeelan doono Ururada Caalamiga ah iyo dalalka Caalamka…
Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada haatanse loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa si qoto dheer uga Sheekeeyay talaabooyinkii ay Wasaaradu ku hawl gashay Mudadii uu Xilkeeda hayay,taas oo ay ugu Mudnayd ayuu Yidhi in Somaliland ka Gudubto Waxa uu ugu Yeedhay Go’doonkii ay kaga Jirtay ka qayb galka…
Hargaysa 27.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ay hor taalo dhaabado Culus oo loo baahan yahay Sidii uu Khibradiisa ugaga Gudbi lahaa. Faysal Cali Waraabe oo ka Hadalayay Madal uu Xilka Wasaaradaasi kula Wareegayay Maanta Wasiirka Cusub ayaa Hoosta ka…
Hargaysa 27.July (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Sadex Sanno ka Hor waxay Maantoo kale la Wareegtay Hogaaminta Qaranka kadib Markii ay ku Guulaysatay Doorashadii Madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoontay 26 June sanadkii 2010kii. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Galabta Warbaahinta ugu Soo Bandhigay Waxqabadkii dawlada u Hirgalay Mudadaas Sadexda Sanno ah inkastoo…
Hargeysa :27-july-2013 (SD)Waxaa shalay hotel xamdi ee magaalada hargeysa ka dhacay kulan aan noociisa oo kale hore loo arag ka dib markii dad waji ku macaash ah oo la doonayey inay canbaareeyaan golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka la iskugu keenay huteelkaasi. dadkaasi oo loo sheegay in loo qaybinayo lacago ayaa khilaaf ka dhashay ka…
Hargeysa :27-july-2013 (SDN)Iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay jireen Warar Hoose oo sheegayey Khilaaf daran oo soo kala dhex galay Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) iyo Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa waxa maanta si cad Eedo la xdhiidha dhul Dan guud ah isku weydaarsaday maayarka Caasimadda Hargeysa iyo Xildhibaan Nac-nac. Ugu horrayn Xildhibaan Nac-nac oo ka mid…
Nairobi:27-july-2013 (SDN) — 26-ka July-2013, Waxa ay Maxmadda sare ee dalka Kenya burisay qorshe ay dowladdu kaga saaraysay 55,000 oo u badan qaxooti Soomaali ah caasimadda Nairobi iyo magaalooyin kale, Dadkaas oo ay xukuumaddu u qorshaysay inay Geyso Xeryo Qaxooti, sida ay Hay’adda xuquuqda Aadimiga u doodda ee Humar Right Watch ay maanta sheegtay. Maxkamadda…
Garoowe: 27-july-2013 (SDN)- Mudanayaasha Aqalka wakiilada Puntland ayaa maanta ka dooday xeerka miisaaniyadda sanadka soo socda ee 2014ka, kaasoo la qorsheeyay in maalinta barri ah si rasmi ah Dooddiisa loo gudo galo. Xildhibaanada ayaa isla soo qaatay sida la isku waafajin karo dakhliga dawladdu ay canshuurta ku qaaddo iyo qiimaha lacageed ee mushahar ahaan…
Cairo:-27-july-2013-(SDN) in kabadan 100-ruux oo dhamaantoodba ah taageerayaasha Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Maxamed Mursi, ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen iska hor-imaadyo ay la galeen Ciidamada Ammaanka ee Dalkaasi. Isku dhacyada ayaa soo bilowday habeenimadii xalay saqdhexe iyadoo ay sii socdaan maanta waxaana ay ka dhaceen agagaarka masaajidka Rabaa al-Adawiya, sida ay xaqiijiyeen…
Mugdisho:27-july-2013 (SDN)Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa saaka fal toogasho ah waxa ay ku fulisay askar ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya oo horr dilal ugeestay. Falkan toogashada ah ayaa waxa ay ka dhacday barxada iskuul Buluuziyo ee Magaalada Muqdisho,halkaasi oo ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo maxkamada ciidanka qalabka…
Hargeysa :27-july-2013(SDN) Wasiirka cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Biixi Yoonin, ayaa maanta xilkiii wasaaradaas si rasmi ah ula wareegay. Munaasibadda xil-wareejinta oo ka dhacday Hoolka Guriga shaqaalaha eek u yaalla caasimadda Hargeysa, ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiirro, xildhibaanno, Guddoomayaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, marti sharaf…
Mauritius : 27-july-2013 – (SND)Hay’ad Xuquuqda Aadanaha qaabbilsan ayaa sheegtay in loo diiday in ay booqato 12 Soomaali ah oo ku xidhan Mauritius. Dadkaas oo la eedeeyay, balse aan weli dembi lagu helin magacyadooda iyo Da’dooda waxa ay kala yihiin sidatan: 1. Abdeoulkader Mohamed Ali, 22-sano jir . 2. Said Mohamed Hassan,…
Switzerland:-27-july-2013(SDN)- Xubno ka tirsan Jaalliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalka Switzerland, ayaa si weyn u taageertay una soo dhawaysay Gollaha madaxa banaan ee wadatashiga iyo toosinta qaranka oo ay sheegeen inay U soo diyaargaroobeen sidii loo badbaadin lahaa qranimada Somaliland oo ay sheegeen inay khatar ku jirto. Jaaliyaddan, ayaa ayaan darro ku tilmaantay inay xukuumaddu…
Mugdisho : 27-july- 2013 –(SDN) Waxa Habeenkii xalay ahaa Mafaaciic kala duwan lagu weeraray qaybo ka tirsan Degmada Huliwaa oo ay Xarumo ku leeyihiin Ciidamada Dawladu. Goobjoogayaal kusugan Degmdaasi ayaaa sheegay in Madaafiicda ay bar barsocdeen weerar fool ka fool ah oo ay rag hubaysani ku soo qaadeen Fadhiisin ciidan oo ka ag dhaw…
Hargeysa -27-ju;y-2013 (SDN)Waxa markii ugu horraysayy maxkamada la horkeenay, Maxamed Maxamuud Cawaale (cawar-xareed) iyo 4-qof ookale oo ku eedaysan dilal kala dambeeyey oo wakhti lhore ka dhacay deegaanka Buqdhada ee Galbeedka Gabiley, oo salka ku hayey khilaafka Ceel-berdaale. Dacwaddan ayaa maxkamadda Milaterigu ka furtay maalintii khamiistii ee Bishu ahayd 25-july-2013-ka Saldhiga dhexe ee…