Qurbejooga Reer Somaliland oo bilaabay xiriiro ay ku abaabulayaan Taageero Maaliyadeed iyo mid Siyaasadeed oo ay Siiyaan Gollaha Wada Tashiga

    London July 15,2013(SDN)-Qurbejooga reer Somaliland ee ku kala nool qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa bilaabay xiriiro dhanka Isgaarsiinta ah oo lagu abaabulayo taageero mug leh oo loo fidiyo Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qurbejooga ayaa ilaa iyo haatan ku guddo jira isku dubarida Guddi arinkan abaabula oo isu keena isbedel doonka Somaliland. Qorshaha…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii ka Qaaday Duulimaadyada Diyaaradaha Q.M ee ay Hore u Xayirtay

      Hargaysa 16.June (SDN) Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xayiraaddii ay hore u saartay Duulimaadada Diyaaradaha Qaramada midoobay una fasaxday inay soo fadhiisan karaan Gegooyinka Diyaaradaha ee Dalka JSL. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee…

      Read More

      (DHEGEYSO)Jawaab Denleydii Wasiir Xirsi:Ninka Duubka(xilka) kuuxiray Darajaba Derajaba kumuu Siin,Debi buu ku geliyee Derejaba xaq uma lihid. Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaciil

      Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…

      Read More

        Shirkii Somali Economic Forum ee Maalgashiga Soomaaliya 2013ka oo lagu soo Gabagabeeyay Nairobi“SAWIRRO”

        Nairobi, 15, july 2013.(SDN)-Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maalmihii 11-12 July 2013 waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya,waxaana ka soo qaybgalay shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira. Shirka waxaa soo qaban qaabiyay Somali Economic Forum waxaana maalgashadaayasha ajnabiga iyo Soomaalida isugu jiray lagu tusaaleeyay fursadaha ka banaan Soomaaliya xilligan oo…

        Read More

          Suldaanka Guud ee Somaliland oo Taageeray Gollaha Wada Tashiga Somaliland sheegayna in Xukuumadu dooneyso in ay Xabsiga Dhigto

          Hargeysa July 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa mar uu saxaafada u waramayay manata waxa uu sheegay in Gollaha Wada Tashiga Somaliland la soo dhaweeyo uuna u arko in ay xal waara keeni karaan. Suldaanku waxa kale oo uu qarxiyay in xukuumada Somaliland ay qorsheysay in Xubnaha ku bahoobay Gollaha Wada Tashiga…

          Read More

            Golaha Wada Tashiga Somaliland oo Sharaaxaad ka bixiyay Ujeedooyinkooda, Xukuumadana Dhaleeceeyay

            Hargeysa July 15,2013(SDN)-Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Somaliland dhawaanta lagaga dhawaaqay Hargeysa ayaa fasiraad ka bixiyay sababha ay u doorteen magaca Golaha iyo Ujeedooyinka ka dambeeya. Golaha Wada Tashiga ayaa ku eedeeyay dawlada Somaliland  inay si khalad ah u fasireyso Golha iyo waxa uu damacsan yahay, wuxuuna war-murtiyeed uu goluhu maanta ka soosaaray…

            Read More

              Guddida Aqoonyahanka Hargeysa oo Canbaareeyay Heshiiskii Hawada ee Somaliland iyo Soomaaliya

              Hargeysa July 15,2013(SDN)-Guddi ay leeyihiin Aqoonyahanka magaalada Hargeysa ayaa Canbaareeyay goaankoo maaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahnaa Heshiiskii Hawada ee Somaliland iyo Soomaaliya ay dhawaanta kala sexeexdeen. Qoraal ay arrinkan ka soo saareen Aqoon yahanku ayaa sidan u qoraa: Ujeedo: Cambaarayn Gudida aqoonyahanka badhtamaha iyo koonfurta Hargeysa waxa aanu si adag u cambaaraynaynaa go’aanka ay…

              Read More

                DAAWO:Wasiir Xaglo Toosiye oo Hargeysa dib ugu noqday

                Hargeysa July 15,2013(SDN)-WASIIRKA CAAFIMAADKA EE SOMALILAND AYAA DIB UGU LAABTAY MAGAALADA HARGEYSA KA DIB KULAN UU QAADHAAN BIXIYAYAASHA KULA QAATAY MAGALADA NAIROBI EE XARUNTA DALKA KENYA. WASIIRKA AYAA SIDOO KALE SOO MARAY DALKA JABUUTI OO UU KA QAABILAY DEEQ DAWO ISLA MARKAANA UU LA KULMAY WASIIRKA CAAFIMAADKA EE DALKAAS,DAAWO.

                Read More

                  DAAWO:Ergeyga gaarka ee Qaramada Midobey u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay Doorashooyinka Puntland

                  Garoowe July 15,2013(SDN)-Ergeyga garka ah ee  QM u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay oo booqasho ku jooga Magaalada Garoowe ayaa ka waramay rabshadaha hareeyay doorashooyinkii Puntland. Ergeyga ayaa ka warbixinaya rabshadaha lgala hortagay doorashooyinka iyo goaanka Maamul goboleedku ku hakiyay doorashooyinka,DAAWO. SRSG NICHOLAS KAY- PUNTLAND LOCAL ELECTION VIOLENCE NM from AU/UN IST News on Vimeo.

                  Read More

                    Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula Qaatay Qasriga Madaxtooyada Culimaa-udiinka {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 15.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu  Galabta kulan Afur iyo Casho la qaatay Sidii caadada u ahaydba Bisha Barakaysan ee Ramadaan Culimada Somaliland gaar ahaan Culimada Gobolada Dalka ku nool oo uu casuumad u fidiyey  . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulankaasi ka Sheegay in Sababta uu isugu Yeedhay…

                    Read More

                      Madaxweyne Faroole oo ka hadlay Sababta ay u Joojiyeen doorashooyinkii Punt Land {DHAGAYSO}

                      Garowe 14 July (SDN) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo xubnaha Guddiga Nabadgelyada Dowladda Puntland, Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah, iyo dad xurmo ku leh Bulshada Rayidka ah, wuxuu soo saaray go’aankaan ku saabsan joojinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka,…

                      Read More

                        Doorashooyinka Deegaanka Puntland oo la joojiyay iyo Mudane Faroole oo ka Hadlay

                        Garowe 14 July (SDN) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo xubnaha Guddiga Nabadgelyada Dowladda Puntland, Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah, iyo dad xurmo ku leh Bulshada Rayidka ah, wuxuu soo saaray go’aankaan ku saabsan joojinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka,…

                        Read More

                          Labaatan Sanduuq oo kuwa doorashada Punt land oo lagu Gubay Deegaanka Gobolka Buuhoodle

                          Buuhoodle 14.July (SDN) Odayaasha iyo Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle ayaa maanta dab qabadsiiyay isla markaana Gubay Labaatan Sanduuq oo ka Mid ah Sanaaduuqdii Doorashooyinka ee Maamul Goboleedka Punt land kuwaas oo lagu waday Deegaanka Gobolka Buuhoodle. Sanaaduuqdan ayaa lagu Gubay Tuulada Buuryo qab oo ilaa 150 Km u jirta Magaalada Buuuhoodle iyadoo dadkii waday sanaaduuqdani ay…

                          Read More

                            Shirkadda TELESOM oo lagu amaanay Hirgalinta Adeegga ZAAD oo loo aqoonsaday MMT-ga ugu fiican Caalamka

                            Hargeysa July, 14 2013 (SDN)- Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA,  oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda adduunka, ayaa si qoto dheer uga hadashay hirgelintii, hababka uu ku guulaystay iyo isticmaalka adeeg ZAAD ee shirkadda TELESOM. Warbixinta waxa lagu xusay in Shirkadda TELESOM ay tahay hogaamiyaha shirkadaha isku xidhka…

                            Read More

                              Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Xilalkii u Kala Wareejiyay Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaaradaasi

                              Hargaysa 14.July (SDN)  Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta si rasmi ah Xilkii Wasaaradaas ugu Kala  wareejiyay Agaasimihii Hore ee Macdanta iyo Tamarta iyo Agaasimaha Cusub ee loo soo Magacaabay. Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Xilka u kala wareejiyay labada agaasime ayaa sheegay in Agaasimaha Cusub hawsha uu la wareegay…

                              Read More

                                Xisbiga Ucid oo Si adag uga hadlay Faragalin ay Xukuumadu ku hayso Xarunta Derbi Jiifka ee Xaafada Maxamed Mooge

                                Hargaysa 14.July (SDN) Xisbiga Ucid ayaa si adag uga hadlay faragalin ay Xukuumadu ku hayso sida ay Sheegeen Xarunta Derbi Jiifka ee Xaafada Maxamed Mooge . warsaxaafadeed uu ku Seexeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Md Yusuf  Keyse  A/laahi ayaa u dhignaa “Waxa maanta oo taarikhdu tahay 14/07/2013 u soo saarnay war-saxaafadeedkan in aanu Si adag ugu…

                                Read More

                                Xiddigga Reer Ivory Coast Didier Drogba Ayaa 5-an Cusbitaal u Dhisaya Dalkiisa.By Jaahuur.

                                Ivory Coast-Abdijan-July-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyna xagaa iyo Galbeedka Afrika Ivory Coast oo xiddigoodu Didier Drogba u dhisayo Cisbitaalo (Hospitals). Warkan oo ka soo shaac baxay Abidijan ayaa xiddigan kubadda cagta ee caalimiga ah ee reer Ivory Cost Didier Drogba ayaa waddankiisa ugu deeqey inuu u dhiso 5-an Cusbitaal oo 5-an magaalo…

                                Read More