Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo beniyey warar lagu bahiyey websadyada qarkood Fariina u diray tageerayasha Xisbiga Ucid
Runtii waa wax lagu qoslo tollow maxaan awooda laxaadka leh u geliyey si aan xisbigayaga UCID ee aan musharaxa ka ahay u soo saarno, haddaan shaqo Banki doonayo.Inkastoo aanan markii hore dooneynin inaan ka jawaabo laakiin qaar idinka mid ah ayaa isoo weydiiyey waxa ka jira wararka kutiri ku teenta ah ee ay daabaceen :Qaran…
