Ciidamada Kiinya oo Xoriyadii u soo celiyay Abaanduulihii Ciidamada Soomaaliya ee Jubooyinka

    Kismaayo July 01,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kiinya ee qeybta ka ah hawlgalada Africa ee AMISOM ayaa sheegay in ay si daayeen abaanduulihii ciidamada Soomaaliya ee Jubooyinka. Col Cabaas Ibrahim Gurey ayaa ku jiray gacanta ciidamada Kiinya haatan dhawr maalmood ka dib kolkii uu gaaray magaalada Kismaayo. Kisaamyo oo maalmahaasi Colaad foolaneysay ayaa ciidamada Kiinya oo la safan…

    Read More

      Dawlada hindiya oo u hanqal-taagaysa hawada(Air Traffic) East Africa iyo xograadin ay arintaa ka wado

      London 1jul13 (SDN) Iyadoo baryahan danbe ay isa soo tarayaan dawladaha aduunka ee raba inay ganacsi ama maalgashi ka hirgaliyaan qaarada Africa, ayaa dhawaan safaarada Hindiya ee dalka jarmalku (Germany) martiqaad u fidiyeen Mr Deepak iyo Mr Hussein Alishaqi oo ah madaxa sanduuqa horumarinta mashaariicda Africa (African Development Fund) ee kooxda DVK Group. Ujeedada martiqaadkan…

      Read More

      Mareykanka oo Basaasay Xulafadiisa reer Yurub

      Berlin July 01,2013(SDN)-Sarkaala sare oo ka tirsan xukuumada Jarmalka ayaa ku eedeeyay xukuumada Obama in ay ula dhaqantay xulafadeede ku eegtay habkii “Dagaalka Qaboow”,ka dib kolkii mid ka mida Jariiradaha dalkaasi uu soo bandhigay xog tibaaxeysa in Sirdoonka Mareykanku basaasay xafiisyada Midawga Yurub. Wasiirka Cadaalada Jarmalka Sabine Leutheusser-Schnarrenberger ayaa ka jawaabayay xog lagu daabacay Jariirada…

      Read More

        DAAWO:Axmed Madoobe oo ka Hadlay Dagaaladii Kismaayo iyo Doorka Ciidamada Kiinya ku lahaayeen

        Nairobi July 01,2013(SDN)-Madaxweynaha MaamulkaJubaland Axmed Madoobe ayaa saxaafada kula hadlay magaalada Nairobi ayaa ka waramay arrimo ay ka mid yihiin dagaaladii Kismaayo,doorka ciidamada Kiinya ku lahaayeen iyo wadahadalo uu Dawlada Soomaaliya kula yeeshay Adis Ababa. Axmed Madoobe ayaa sheegay in magaalada Kismaayo gacantiisa ku jirto,isla markaana ay hayaan sadex ka mid ah ragii xilka madaxweynenimo…

        Read More

        Brazil oo Hantidey Fifa Confederation Cup 2013 Markii Ay Spain Ku Sagootisey 3-0 By Jaahuur.

        Rio-De-janerio-June-30-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta  ula qaxaynaa xagaaiyo carigaa Brazil iyo koobkii Fifa Confederation Cup oo lagu kala faataxaystey markii Brazil aay 3-0 ku dubatey Spain. Akhyaarta ciyaartan oo aad u xiisa baneyd waxaa ka soo qeybgaley dadweyne garoonka soo buux dhaafiyey oo kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac ee waraabowga qaba….

        Read More

          Shaqalhii ka hawal gali jiray Tvga HCTV ee London oo u wareegay Tvga Cusub ee Startv oo caawa laga furayo London warbixin gaara oo qurbejoog.com ka diyaarisay

          London 30Jun13(SDN) Waxa dhawaan ku soo badanaya wadankan Uk Telefeeshanada Madaxa banaan ee ay leyahiin Somalilada taas  oo noqday ganacsi xaga bulshada ku dhaqan wadankan ,tvyadan ayaa waxa ka hawl gala dhalinyaro si tabaruca ugu shaqeyo ,Tvyadan soo badanaya ayaa qarkood ay hore uga tirsanayeen tvyadii ka horeyey taas oo dhinaca xisaabaha isku khilaafa.Tvgan cusub…

          Read More

            xafladii Qaadhaan ururinta Mujaahidiintii SNM oo xalay lagu qabtay magaalada London daawasho sawiro gaara

            London 30 Jun13 (SDN) Kulan aad u balaadhan oo ay soo abaabuleen URURKA SAMAFALKA MUJAAHIDIINTA SNM oo ay kazoo qaybgaleen dad aad u farabadan oo ka kala yimid bulshada noocayadeeda kala duwan. Waxa kaloo kazoo qaybgalay qaar ka mid ah Mujaahidintii SNM oo uu uGu horeeyo Maxamed Kaahin Axmed,Safiirka Somaliland Cali Aadan Cawaale .Suldaan Maxamuud…

            Read More

              Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Somalia oo Canbaareeyay Dagaalada Kismaayo

              Muqdisho 30.June (SDN) Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan soomaaliya Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa cambaareyay dagaalada ka socda magaalada Kismaayo,isagoo ku baqay in si deg deg ah loo joojiyo. Wakiilka ayaa ugu baaqay ciidamada AMISOM inay gacan ka geeystaan joojinta dagaalada,iyaga oo difaacaya dadka shacabka ah. “si aad ah ayaan u cambaareeyneynaa…

              Read More

                Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Diinta, Dhaqanka iyo Awqaafta Jabuuti ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho.

                Muqdisho 30.June (SDN) Wafdiga ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay wasiirka Garsoorka Cadaalada Diinta iyo Awqaafta ee dowlada Soomaaliya, mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Labada Gole iyo mas’uuliyiinta safaarada Jabuuti. Wasiirka Diinta Dhaqanka iyo Awqaafta Jabuuti Aadan Xasan Aadan oo shir Jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa saxaafada…

                Read More

                  Wefti ka socda Dawlada Somalia oo Socdaal Shaqo ku Tagay Magaalada Johannesburg ee Konfur Afrika

                  Johannesburg 30.June (SDN) Wafdigan ka socday dowlada soomaaliya islamarkaane uu hogaaminaya Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Jamaal Maxamed Barrow ayaa xalay fidkii ka degay garoonka diyaaradaha OR Tambo International Airport ee magalada Johannesburg. Wafdigan ayaa waxaa kamid ah Taliyaha hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya General C/llaahi Gaafoow Maxamuud. Safiirka…

                  Read More

                    Wasiirka Horumarinta Adeega Bulshada oo heshiis la gashay Dowlada Turkiga

                    Muqdisho 30.June (SDN) Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Dr. Maryan Qaasim Ahmed iyo wafdi balaaran oo ay hogaaminayso oo maalmahaan howlaha shaqo u joogay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa Heshiis dhinacyo badan taabanaya lagashay Wasiirka Caafimaadka Dowlada Turkiga. Heshiiskaas ayaa ku saabsanaa furitaanka isbitaalka weyn ee Digfeer oo dhawaan ay dowladda aan walaalahanahay ee…

                    Read More

                      Axmed Madoobe oo Gacan ku haynta Kismaayo ku Keliyaystay isla markaana ay baxsadeen ragii ka soo Horjeeday

                      Kismaayo 30.June (SDN) Ciidamada Maamulka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gudaha magaaladaas. Dhinacyadii kasoo horjeeday maamulka Axmed Madoobe ayaa la sheegay in ay isaga baxeen magaalada kaddib markii culeys ciidan la saaray, iyagoo…

                      Read More

                        Wasaarada Hawlaha Guud oo Shaacisay Liisamada Casriga ah ee Wadista Gaadiidka {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 30.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta haatana loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa Maanta Shaaciyay Liisamada Cusub ee Wadista Gaadiidka oo la Jaanqaadaya Kuwa Caalamka Isla markaana ay Qandaraas ku siiyeen Mid ka Mid ah Shirkadaha Wadaniga ah . Mudane Axmed Cabdi Xaabsade…

                        Read More

                          ‘Xil-Dhibaan’: Xil-Ma-Dhaad Xil-Ma-Qaad.Qalinka (Dhafan-Dhaaf Sheekada: Ii Dhiib An Kuu Dhiibee….. I Dhigo Aan Ku Dhigtee): Boobe Y.Ducaale

                          (Dhafan-dhaaf sheekada: Ii dhiib an kuu dhiibee….. I dhigo aan ku dhigtee) “Muskii Baarlamaannada markaan, meel isugu geynay, Madaxweynayaal iyo markii, Minister loo doortay, Maskaxdii wacneyd iyo dadkii, meel u wada jeeday, Nimankii mel-melay waa kuwii, maalay keligoode, Hadday maalintii na hor kacaan, midho ma weyneene, Marnaba yeydinaan dhicin kuwii, male ku soo goostay, Muraadkoodu…

                          Read More