Laba kaclaynta Dagaalada Kismaanyo iyo Khasaaraha Nafeed oo Tiro beelay
Kismaanyo 29.June (SDN) Dagaalkii magaalada Kismaayo ayaa si xowli ah uga socda xaafadaha magaaladaaas, iyadoo khasaaraha dhimasho ee ka dhashay dagaalkaas ka badan yahay kii shalay dhacay, waxaana wararku ay sheegayaan in 18-qof ugu yaraan ay ku dhinteen. Isbitaalka magaalada Kismaayo ayaa la gaarsiiyay dhaawacyada dad 50-qof ku dhow oo u badan shacab ay guryahooda…
