Maayarka Boorama oo Ka Xog Waramay Shir u furmay Maayarada Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland
Hargaysa 30.June (SDN)Maayirada Degmooyinka Derajada Kowaad ee Gobolada Dalka ayaa maanta Kulan ku yeeshay Xarunta Dawlada Hoose ee Magaalada Hargeysa. Kulanka Maayirada oo uu shir Gudoominayey Maayirka Caasimada Hargeysa Mud,C/raxmaan maxamuud Caydiid, ayaa waxa ay maayaradu kaga wada hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen howlaha horuumarineed ee degmooyinka ,wax wada qabsina ay u yeelan lahaayeen….
